Yearly Archives: 2022
Xiriirka Mauricio Pochettino iyo PSG oo ku dhow inuu burburo
Himilo – Xiriirka Mauricio Pochettino iyo Paris Saint-Germain ayaa ku dhow inuu burburo, sida lagu sheegay warbixin. Tababarihii hore ee Tottenham Hotspur ayaa markii hore la wareegay kooxda Faransiiska ka dib markii Thomas Tuchel uu ka tagay bishii Janaayo 2021 ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 146aad
Jurgen Klopp oo xaqiijiyay wadahadalada ku aadan heshiiska cusub ee James Milner
Himilo – Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in halyeeyga James Milner uu qarka u saaran yahay inuu saxiixo heshiis cusub oo uu ku sii joogayo garoonka Anfield. 36-sano jirkaan ayaa dhif iyo naadir ah ku ahaa safka ...
Read More »La kulan: Nin lix shaqo isku dul wata si uu u kordhiyo dhaqaalihiisa
Himilo – Covid-19 wuxuu beddelay hannaankii shaqo ee dadyowga dunida oo dhan. Wuxuu qasbay in guryaha laga dhex shaqeeyo si loo badbaado. Balse natiijada ka soo baxday waxay noqotay middaan la wada mahadin labadii sano ee la soo dhaafay, waxaa ...
Read More »Indonesia: Wiil sabool ahaa oo hal habeen ku taajiray
Himilo – Arday Indonesia u dhashay ayaa noqday maalqabeen habeen-dhalad ah kadib markii uu lacag fiican ka helay iibinta kumaankun sawiradiisa ah – isaga oo ka helay adduun hal milyan oo dollar ah. Sultan Gustaf Al Ghozali, 22 jir ah kaas ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 145aad
Cristiano Ronaldo oo ku jira abaartii gool la’aaneed ee ugu xumayd muddo ka badan 13 sano
Himilo – Cristiano Ronaldo ayaa haatan ku jira abaartii ugu darneyd ee dhanka gool dhalin la’aanta muddo ka badan 13 sano, isagoo ku guuldareystay inuu shabaqa soo taabto shantii kulan ee ugu danbeysay ee uu u saftay Manchester United tartamada ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 144aad
Tartanka Baaskiilka Afrika
Himilo – Tartanka Baaskiilka Afrika waa tartan kale oo u ka qabsooma dunida waxaase uu kaga duwan yahay nuuca baaskiil ee loo adeegsado – waana waxa ka dhigaya tartankani mid gaaroodi ah oo aynigiisa oo kale aan horay loo arag. ...
Read More »