Yearly Archives: 2022
West Ham United oo mudnaan siineysa heshiiska William Saliba
Himilo – Kooxda West Ham United ayaa lagu soo waramayaa in ay bartilmaameedka kowaad ka dhigatay daafaca kooxda Arsenal ee William Saliba ka hor suuqa kala iibsiga xagaagan. Inkastoo ay dhaawacyo soo gaareen Angelo Ogbonna iyo Kurt Zouma, West Ham ...
Read More »Sweden: Shirkad shaqaaleysiineysa Tuke-yaal
Himilo – Shirkad fashigeedu yahay dalka Sweden ayaa tuke-yaal u shaqaaleysiisay inay haraadiga sigaarka ka aruuriyaan waddooyinka magaalo xeebeedda Södertälje. Tuke-yaasha ayaa loo tababaray qaadidda qashinka, iyo geynta halka loogu tala-galay. Ujeedada laga leeyahay ayaa ah in la yareeyo qarashka ...
Read More »Real Madrid oo u dhaqaaqday saxiixa Erling Braut Haaland
Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay samaysay dhaqaaqii ugu horeeyay ee isku daygii ay ku doonaysay in ay kooxda ku keento weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland. BVB lama filayo inay sii haysato xiddiga heerka ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 140aad
Hooyo maqalka la’ oo qaadatay shahaadada PhD-ga
Himilo – Dedaal, adkaysi, go’aan qaadasho iyo sabar, Islam Al-Juduuc oo u dhalatay Urdun oo soddon jir ah ayaa u suurtagashay inay shahaadada doctorate-ka ka qaadato Jaamacadda Urdun oo ay ku takhasustay waxbarashada gaarka ah, in kasta oo ay maqalka ...
Read More »Manchester City, Manchester United iyo Chelsea oo ku dagaalamaya saxiixa Declan Rice
Himilo – Manchester City, Manchester United iyo Chelsea ayaa dhamaantood lagu soo waramayaa inay isku diyaarinayaan inay u dhaqaaqaan ciyaaryahanka khadka dhexe ee West Ham United Declan Rice. 23-sano jirkaan ayaa dhaliyay seddex gool waxaana loo diiwangeliyay afar caawin 28 ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 139aad
Qoyska shabeelada xannaaneeya
Himilo – Ary Borges iyo qoyskiisu kaliya lama noola hal shabeel bal se toddobo shabeel. Isaga iyo saddexdiisa gabdho Deusanaria, uyara iyo Nayara waxay la cunaan lana dabashaan bisadaha waaweyn. Tiiyoo uusan wax qibrad ah u lahayn qaabka nololeedka SHabeelka, ...
Read More »Everton oo Dele Alli kala wareegtay Tottenham Hotspur
Himilo – Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa qalinka ku duugay heshiis labo sano iyo bar ah oo uu ku joogayo garoonka Goodison Park, isagoo kooxda sii joogaya ilaa June 2024-ka. Alli ayaa heshiis bilaash ugu biiray Everton balse ...
Read More »