Monthly Archives: March 2023
FIFA oo Indonesia kala laabtay marti gelinta Koobka Adduunka ee 20 jirrada
Xiriirka Kubadda Cagta Addunka ee FIFA ayaa dalka Indoneisa kala laabtay marti gelinta koobka Adduunka ee ciyaartoyda da’doodu tahay 20 jirrada. Arrinkan ayaa timi kaddib markii ay Dowladda Indonesia diidday in ay marki geliso ciyaartooyda ka socda Israel maaddaama aysan ...
Read More »Bar Kasmaal 29 03 2023
Muxuu salka ku hayaa sare u kaca qiimaha Hilibka Muqdisho? Daawo
Qiimaha la kala siisto Hilibka xoolaha ee Suuqyada Magaalada Muqdisho ayaa sare u kacay tan iyo billowgii Bishan barakeysan ee Ramadaan. Ganacsatada Hilibka, Kawaanleyda iyo dadka iibsada ayaa sheegaya in isbeddel xoog leh uu ku yimid qiimaha la kala siisto ...
Read More »Bar Kasmaal 28 03 2023
Daawo: Dhallinyaro Barakacayaasha Af-fur ugu sameya Muqdisho
Dhallinyaro isu xilqaamay in ay af furiyaan dadka danta yar ayaa Degmada Dharknley ee Mahaalada Muqdisho ka billaabay af furinta dadka Barakacayaasha ah ee aan awoodin qarashaadka ku baxaya Af furka. Dhallinyaradan ayaa sheegay in sanadkii shanaad oo xiriir ah ...
Read More »Bar Kasmaal 27 03 2023
Bar Kasmaal 26 03 2023
Suldaan u dhashay Imaaraatka oo Hawada sare Soonka ugu soo galay
Suldaan u dhashay Waddanka Imaaraadka Carabta ayey Bisha Soon ugu soo gashay isaga oo ka mid ah kooxda la socdota Dayax Gacmeedka Crew-6. Waxaa uu baxay 2dii March waxaana uu maqnaanayaa lix bilood,waxaase ay dood ka dhalatay sida uu Soonka ...
Read More »