Home / 2024 / February

Monthly Archives: February 2024

Wayne Rooney Oo Magacaabay Labada Kooxood Ee Premier League Ee Uu Doonayo Inuu Tababare U Noqdo.

Himilo- Wayne Rooney ayaa ka quusanin riyadiisa ah inuu tababare ka noqdo Premier League, gaar ahaan kooxaha ku riyoonayo inuu tababare u noqdo ee Manchester United iyo Everton. Rooney ayaa wadar ahaan 16 sannadood ka ciyaaray garoomada Goodison Park iyo ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 1aad

Read More »

Maqaal: Xal miyaa loo helay Xaalufinta xeebaheenna?

Himilo – Tan iyo burburkii dalka xeebaha Soomaaliya waxay noqdeen kuwo dayacan. Waxyaabaha laga diiwaan galiyay waxaa ka mid ah sumeyn joogta ah, xaafulin xad dhaaf ah iyo dhibaatooyin kale. Waxay soo gaartay heer ay dawladdo la bareeraan damacooda inay ...

Read More »

Maqal: Barnaamijka kaswadaag

Read More »

Liverpool oo Ku Guuleysatay Carabao Cup

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku guuleysatay koobka Carabao Cup, kaddib markii ay 1-0 kaga badisay Chelsea ciyaar lagu daray 30 daqiiqadood oo dheeraad ah taas oo inta badan ay Reds ku dheelaysay carruur yaryar kaddib markii ay dhaawacyo ragaadiyeen. ...

Read More »

Imaaraadka oo $35 Bilyan ku iibsatay Magaalo ku taalla xeebaha Masar

Himilo – Imaaraatka Carabta ayaa Masar siin doona $35 bilyan si ay u iibsadaan magaalada Ras el-Hekma ee ku taal xeebta waqooyi Masar,sida uu maanta ku dhawaaqay ra’iisul wasaaraha Masar Mostafa Madbouly ka dib toddobaadyo la isla dhexmarayay, wuxuuna saxiixay ...

Read More »

Arsenal oo Dhulka ku Jiiday Newcastle United

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa laba dhibcood oo kaliya usoo jirtay kooxda hoggaaminaysa horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ee Liverpool kaddib markii ay 4-1 ku karbaashtay Newcastle United oo xiddigihii uu Sucuudigu lacagta badan kusoo iibiyey ay shaqayn waayeen. ...

Read More »

Barnaamijka Haweenka, dhegeysi

Read More »

Maxaa dhici kara hadii la xaalufiyo qubada bada kunool?

Soomaaliya Waxay Kamitahay Wadamada Alle uu Ku Maneystay Qayraad Farabadan oo waxtar u leh bulshada, baddeena waxaa laga helaa qeyraad aad u farabadan oo aan lasoo koobin karin waxaana kamid ah Qubada oo ah noole kunol badda taas oo siyabo ...

Read More »

Barnaamijka Aqoon-kaal, dhegeysi

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan