Home / 2024 (page 10)

Yearly Archives: 2024

Cod bixinta waqtiga hore ee doorashada mareykan-ka oo bilaabatay.

Himilo-Malaayiin qof oo Mareykan ah ayaa la filayaa in ay u dareeraan goobaha codbixinta 5-ta November, xilli doorashada madaxtinimada Mareykanka ay foodda nagu soo heyso. Waxaa hadda ka dhiman dhowr iyo toban maalmood oo keliya maalinta doorashada, hase ahaatee, gobollo ...

Read More »

Kadib geeridii Yaxye Sinwaar, yaa badali doona booskiisa?

Himilo-Dhimashada Yaxye Sinwar, hoggaamiyihii Xamaas, ayaa keentay su’aalo badan oo ku saabsan cida beddeli doonta. kadib markii  Xamaas xaqiijiso dhimashadiisa, waxaa muhiim ah in la baaro qofka qaadi doona masuuliyadaha hoggaamineed ee ururka, gaar ahaan madaxa xafiiska siyaasadda iyo go’aamada ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 39aad

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 38aad

Read More »

Maqal: Maxuu yahay dowrka dhalinyarada ee dib u dhiska dalka?

Himilo- Dhalinyarada Soomaaliyeed waxay ka mid yihiin tiirarka ugu muhiimsan ee bulshadeenna, iyagoo matalaya awoodda ugu badan ee dalka, loona arko hogaanka mustaqbalka ee Soomaaliya. In ka badan 70% bulshada Soomaaliyeed waa dhalinyaro, taas oo ka dhigan in kaalintooda ay ...

Read More »

Haweeney 10 sanno oo xabsi ah ku mutaysatay Diin ay tahriibineyse

Himilo-Hawenaydan oo ku safraysay dalka Canada ayaa qiratay inay si dhuumaaleysi ah u tahriibinayse Dii-diin loo yaqaano Eastern box turtles oo ah Diin dunida aad ugu yar. Wan Yee Ng ayaa la xiray bishii Juun xilli ay isku diyaarineysay inay ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 37aad

Read More »

17 October – Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Saboolnimada

Himilo – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah u aqoonsatay, hayeeshe abaabulkeeda wuxuu markii ugu horreysay ka hir-galay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 36aad

Read More »

16 October- Maalinta caalamiga ee cuntada

Himilo- Dadka caalamka ee ku nool deegaanada magaalooyinka ayaa ahaa 5% sannadkii 1800 marka la eego xoggaha hay’adda Qaramada Midoobay. Tiradaasi way korortay iyadoo noqotay 47% sannadkii 2000. Muddo 10 sanno gudaheed ah, waxaa la filayaa in tirada gaarto 65% ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan
preload imagepreload image