Himilo- Afar qof oo TikTokers ah ayaa xabsi loo dhigay muuqaal ay ka duubeen fal dhac ah oo ka dhacay afaafka hore ee saldhig boolis oo ku yaalla dhulka xeebta ee Kenya. Shaqsiyaadkan ayaa lagu eedeeyay inay faafiyeen macluumaad been ...
Read More »Yearly Archives: 2024
Xujeydii ugu horeeyay sanadkan ‘2024’ oo gaartay dalka Sacuudiga
Himilo – Kooxdii ugu horeyse ee xujey ah oo ka kalasocota dalalka Pakistan, India iyo Bangladesh ayaa gaaray Boqortooyada Sacuudiga, si ay u gutaan waajibaadka Xajka sanadka 2024-ka. 283 kamid ah xujeyda gaartay sacuudiga waxay ka soo jeedaan India waxaana ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 14aad
Ethiopia oo faaido badan ka samayse dhoofinta Coffee-ga
Himilo- Dhoofinta Coffee-ka Ethiopia waxay ka macaashtay 835 million oo doller sagaalkii bil ee aan ka soo godobnay. Dalkan dhaca bariga Africa waxa uu u dhoofiye suuqyada caalam-ka 174,590 tons oo coffee ah sida laga soo xigtay gudiga maamulka beeraha ...
Read More »Tirada dadka diinta Islaam-ka qaadanaya sabab laxariirta adkeysiga shacabka Falastiin oo sii badanaya.
Himilo – Boqolaal ardada Maraykan ah ayaa qaatay diinta Islaamka xilli ay siibadanayaa dadka caanka ah ee diinta islaamka ku soo biiraya tan iyo markii Isreal ay weerarka ku qaaday magaamada Gaza ee dhulka Falastiiniyiin-ka. Qaarkamid ah dadkaa soo muslimtay ...
Read More »Ururka ay ku mideysan yihiin dalalka Africa ee Muslimiinta ah oo go’aan ka qaatay Israel
Himilo– Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa cambaareeyay “xasuuq” ka socda Gaza, iyaga oo ku boorriyay 57-ka waddan ee xubnaha ka ah inay cunaqabatayn ku soo rogaan Israa’iil, sidda lagu sheegay qaraarka kasoo baxay shir madaxeedkii Gambia. Ururka ayaa ugu baaqay ...
Read More »Jilaaga caan ka ah ee Donnie Roelvink oo qaatay Diinta Islaamka.
Himilo – Jilaaga caanka ah ee u dhashay dalka Holand, Donnie Roelvink ayaa labo isbuuc kahor ku dhawaaqay inuu qaatay diinta Islaamka ,wuxuuna ku dhawaaqay kelmadda towxiidka ama shahaadada. Donnie oo ahaa shaqsi shacbiyad weyn ku dhex leh gudaha dalkiisa ...
Read More »Premier League oo Dhabarka La Jabiyay Ka Dib Guushii Dortmund ee PSG
Kooxda Tottenham ayaa waxaa soo gaartay dhabar jab xoogan iyadoo horyaalka Premier League uu ku guuldareystay inay helaan booska shanaad ee Champions League xilli ciyaareedka soo socda. Borussia Dortmund ayaa 1-0 ku garaacday PSG lugta hore ee semi-finalka Champions League, ...
Read More »1 May – Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Himilo – Kowdii Bishii May sanadkii 1886 xoogsato badan ayaa isugu soo baxay jidadka dalka Maraykanka – halgan weyn oo ay ku doonayeen in lagu yareeyo saacadaha shaqada oo aheyd 12 saacadood lagana dhigo 8 saacadood oo kaliya maalin kasta. ...
Read More »Suuqa shaqada Soomaaliya: Waa hal ubadku ka baahanyahay oo u irmaan ajaaniibta bulshada bariga Afrika!.
Himilo – Soomaaliya ayaa u noqotay dalalka Kenya iyo Uganda il dhaqaale oo si deg deg ah kobac u sameynaya. Dadka Kenyanka ah ee ka shaqeeya gudaha Soomaaliya waxay sannadkii u diraan dalkooda $180 milyan, halka Uganda ay ka hesho ...
Read More »
Radio Himilo
