Himilo – Shirkadda Diyaaradaha Japan ee Japan Airlines (JAL) ayaa kansal garaysay Duullimaad dheer ee Cirif-ka-Cirifka Adduunka, kadib, markii Duuliyihii ku qornaa Duullimaadkaasi uu Khamri badan ku cabay mid ka mid ah Hoteelada magaalladda Dallas ee Gobalka Texas ee dalka ...
Read More »Yearly Archives: 2024
28 April – Maalinta Caalamiga ee Badbaadada iyo Badqabka Goobaha Shaqada
Muqdisho – Maalin kasta, 6,300 oo qof ayaa u dhinta natiijada shilalka ku yimaada howl-maalmeedkooda ama siyaalo kale oo la xiriira – in ka badan 2.3 milyan oo xoogsato ama shaqaale ah ayaa sanadkiiba u geeriyooda. 317 milyan oo shilal ...
Read More »Maqaal:Xilli-roobaadka iyo xanuunka duumada
Himilo – Waxaa dalka ka curtay roobkii Gu’ga.Waxa uu yimid waqti baahi wayn ay u qabeen ummadda Soomaaliyeed oo la daalaacayay kuleyl darran iyo abaar weli saameynteeda tabani taagan tahay. Marka laga yimaado in biyaha roobka ay innaga caawiyaan inaan ...
Read More »25 April – Maalinta Caalamiga ee Duumada
Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Duumada ama Malaariyada waa baraarug guud oo sanad kasta la xuso bisha April 25-keeda – iyada oo lagu garowsado dadaallada caalamiga ah ee lagu maareynayo cudurkan. Duni ahaan, 3.3 bilyan oo ku kala nool 106 ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Afka Ingiriiska
Himilo – 23 April waa maalin hey’adda QM u qaabilsan dhaqanka, seyniska iyo waxbarashada u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Afka Ingiriiska sannadkii 2010 si loogu dabaal-deggo afkan iyo kaalinta uu dunida kaga jiro. Waa maalin, si kale marka laga fiiriyo, ...
Read More »23 April – Maalinta caalamiga ee buugga iyo xuquuqda Lahaanshaha
Himilo – Maalinta buugga iyo xuquuqda Lahaanshaha ama Copy-right-ka waa dhacdo sannadle ah oo ay soo agaasinto hey’adda QM u qaabilsan dhaqanka, culuumta iyo waxbarashada ee UNESCO. Sannad kasta 23 bisha April ayaa la xusaa. Dhacdada gaarka ah ee munaasabadda ...
Read More »India: Naafada iyo dadka da’da ah oo fursad u helay inay codkooda dhiibtaa iyagoo xaafadahooda jooga.
Himilo – Gudiga doorashooyinku waxay ku dhawaaqeen in gurigooda iyagoo ku sugan ay codkooda dhiiban karaan dadka lixaadda la’ iyo waayeelka, iyadoo sadax heer lookala qaaday nidaamka cod dhiibashada dalkaa. tani waa markii ugu horeyse oo fursad noocaan ah ay ...
Read More »Arsenal Oo Si Ku-meelgaar Ah Ula Wareegtay Hoggaanka Horyaalka Premier League
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa si ku-meelgaar ah ula wareegtay hoggaanka horyaalka Premier League oo ay sii hayn doonto illaa inta ay Manchester City ka dheelayso kulankeeda usbuucan oo loo baajiyey FA Cup oo ay semi-finalka ku garaaceen Chelsea. Laba ...
Read More »
Radio Himilo
