Home / 2025 / April

Monthly Archives: April 2025

Pakistan oo sheegtay in India qorsheynayso weerar 36 saac gudahood

Himilo – Pakistan waxay ku dhawaaqday in ay heshay xog sirdoon oo muujineysa in India qorsheynayso weerar milatari 24 ilaa 36 saac gudahood, kadib weerarkii ka dhacay Kashmir April 22, kaasoo ay ku dhinteen 26 qof, badankood dalxiisayaal ah. India ...

Read More »

Muxuu yahay Bandhigga hal maalin ay ka soo qayb galeen 70,00 qof?

Himilo – Bandhigga buugaagta caalamiga ah ee Muscat ee dalka Cumaan ayaa sanadkan soo jiitay dad tiradoodu sareyso, iyadoo hal maalin ay ka qeybgaleen in ka badan 70,000 qof. Tani waxay muujinaysaa heerka sare ee xiisaha dadweynaha u qabaan bandhiggan. ...

Read More »

Maxay tahay sababta dadka looga daad-gureeyay Cape Town?

Himilo – Ku dhowaad 200 qoys ayaa laga daadgureeyay xaafado ku yaalla Cape Town, Koonfur Afrika, kadib markii dab xooggan uu ka kacay Beerta Qaranka Table Mountain. Afhayeenka Adeegga Dab-demiska ee magaalada, ayaa sheegay in saddex meel oo kala duwan ...

Read More »

Bar Aqoon-kaal

Read More »

Nin British ah oo si lama filaan ah dib ugu iibsaday gaarigiisii la xaday

Himilo – Ewan Valentine, oo 36 jir ah kana soo jeeda Solihull, England, ayaa gaari horay looga xaday dib uga bixiyay adduun lacageed gaaraysa $26,000. Wuxuu u haystay inuu la mid yahay kiisii hore oo keliya. Valentine ayaa xusay gaariga ...

Read More »

Bangiga Adduunka oo siinaya Lubnaan $250 Milyan si looga hortago dhibaatooyinka koronto la’aanta

Himilo– Bangiga Adduunka ayaa siiyay dalka Lubnaan amaah dhan $250 milyan, si wax looga qabto dhibaatada koronto la’aanta oo muddo dheer ka jirtay dalkaas, taasoo kasii dartay kaddib dagaalkii sannadkii hore dhex maray Israel iyo kooxda Xisbullah, sida lagu sheegay ...

Read More »

22 April – Maalinta Caalamiga ee Dhulka Hooyo

Himilo – Sannad kasta 22-ka Abriil, adduunku wuxuu u dabaaldegaa maalinta dhulka hooyo, munaasabad sanadle ah oo la qabto si kor loogu qaado wacyiga bulshada ee arrimaha deegaanka. Waa fursad laysku xasuusiyo in dhulka uu yahay hantida ugu weyn ee ...

Read More »

la kulan Nin-ka 9-ka sano la noolaa jeex dhalo ah oo beerka kaga jirtay!

Himilo – Nin u dhashay dalka Ruushka ayaa 9-kii sano ee u dambeeyay feeraha hoostiisa ka dareemayay xanuun balse waxa ay la noqotay la yaab markii uu ogaaday in beerka uu ku jiro jab dhalo ah oo dhererkeedu tahay 9 ...

Read More »

20 April – Maalinta Caalamiga ah ee iskaa-wax-u-qabso

Himilo – Maalinta aqoonsiga iskaa-wax-u-qabso ayaa la xusaa sanad walba 20-ka Abriil. Sida magacaba ka muuqata, waa maalin la xurmeeyo, la aqoonsado lana xuso shaqsiyaadka naf hurayaasha ah ee ku tabaruca waqtigooda iyo xooggooda si ay u caawiyaan dadka kale ...

Read More »

Robert Lewandowski ma seegi doonaa El Clasico iyo kulammada Inter Milan?

Himilo – Weeraryahanka Barcelona Robert Lewandowski ayaa la xaqiijiyay in uu garoomada ka maqnaan doono ugu yaraan saddex toddobaad, kaddib dhaawac muruqa bowdada ah oo ka soo gaaray kulankii Sabtidii ay la ciyaareen Celta Vigo ee horyaalka La Liga. Lewandowski ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan