Home / 2025 (page 29)

Yearly Archives: 2025

6 Febraayo- Maalinta caalamiga ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka fircooniga

Himilo – Gudniinka fircooniga waa dhaawaca loo geysto xubinta taranka haweenka sababo aan la xiriirin caafimad, waxaana loo arkaa xadgudub ka dhan ah xuquuqda gabdhaha iyo haweenka. Caadadan waxay ka tarjumeysaa sida loogu xadgudbo xuquuqda haweenka sida tan caafimaadka iyo ...

Read More »

4 Febraayo- Maalinta caalamiga ee cudurka Kansarka

Himilo – Sanad kasta maanta oo kale, 4 Febraayo waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee kansarka. Yoolka maalintan waa in la dhiira geliyo lana xasuusto dhibanayaasha cudurkan nuucyada badan. Waxaa kale oo looga dan leeyahay xuska maalintan in la ...

Read More »

Kenya oo cabsi xooggan ka muujineysa virus Ebola oo ka dilaacay Uganda

Wasaaradda Caafimaadka ee Kenya ayaa Jimcihii shaacisay inay xoojisay kormeerka dhammaan goobaha laga galo dalka kadib markii cudurka Ebola ee nooca Sudan uu ka dillaacay dalka dariska la ah ee Uganda. Mary Muthoni, oo ah Xoghayaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ...

Read More »

Dowladda Sudan oo kooxda RSF ku eedeyse xasuuq

Himilo-Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa sheegtay, in ugu yaraan 54 qof la dilay 158 kalana ay dhaawacmeen, kaddib marki fallaagada RSF ay madaafiic ku garaaceen suuq ku yaalla magaalada Omdurman. Bayaan kasoo baxay RSF ayaa lagu beeniyay warka kasoo baxay Wasaaradda, ...

Read More »

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo saacadihii ugu dambeeye ku jira.

Himilo-Kooxaha Premier League ayaa heysta waqti dheeri ah oo ay ku sameynayaan suuqa kala iibsiga ee January maadaama la kordhiyay xuduudaha suuqa kala iibsiga ee Bisha January. Dhammaadkii hore ee January oo ku beegnayd 31-kii Bisha ayay ahayd in uu ...

Read More »

Dagaalka Suudaan: Ku Dhawaad Hal Milyan oo qof oo si qasab ah loogu barakiciyey Chad

Himilo-Ku dhawaad laba sano kadib markii uu dagaalku ka qarxay Suudaan, hal milyan oo qof ayaa u qaxay dalka deriska la ah ee Chad, kuwaas oo ay ka mid yihiin 720,000 oo qaxooti Suudaaneed ah iyo in ka badan 220,000 ...

Read More »

Tartanka Tiknoolajiyada AI: Guusha DeepSeek iyo Khasaaraha Taariikhiga ah ee Mareykanka.

Himilo-Suuqqa saamiyada Mareykan-ka ayaa qasaare $1 tirilyan, hal maalin gudaheed kadib markii shiinuhu uu soo saaray garaad macmal cusub oo layiraah DeepSeek Suuqa saamiyada Mareykanka ayaa la kulmay hoos u dhac taariikhi ah kadib markii shirkadda Shiinaha ee DeepSeek ay ...

Read More »

Kumanaan Falastiiniyiin ah oo dib ugu laabanaya waqooyiga Gaza

Himilo-Kumanaan qof oo barakacayaal ah oo reer Falastiin ah ayaa maanta dib ugu laabanaya guryahooda oo ku yaala waqooyiga Qasa, kuwaas oo u xirnaa khilaaf soo kala dhex galay Xamaas iyo Israa’iil. Sabtidi ayay ahayd in dadkaas reer Falastiin ay ...

Read More »

Sacuudiga oo maalgalin xooggan ku sameynaya Mareykan-ka

Sacuudiga ayaa maalgelin gaaraysa $600 bilyan ku sameynaya Maraykanka afarta sano ee soo socota, sida uu sheegay Dhaxal-suge Mohammed bin Salman kadib wadahadal khadka Taleefonka ah oo uu la yeeshay Madaxweyne Donald Trump. Tallaabadan, oo loogu talagalay in lagu balaariyo ...

Read More »

Xamaas oo maanta sii dayse afar gabdhood oo Askar Israa’iiliyiin ah

Himilo-Kooxda Xamaas , ayaa sii daysay afar haween ah oo katirsanaa ciidamada Israa’iil, kuwaa oo kamid ahaa dadka maxabaiista ah ee gacanta kooxda Xamaas ku jiray muddo sannad ka badan. Haweenkan katirsanaa ciidamada Israa’iil , ayaa lagu beddelan doonaa 200 ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan