Himilo – Ciidamada Israa’iil ayaa sii wadda duqeymaha ka socda Marinka Gaza, iyagoo dishay ugu yaraan shan Falastiiniyiin ah, oo ay ku jirto gabar yar, halka kuwo kale ay ku dhaawacmeen. Weerarradan ayaa dhacay iyadoo Madaxweyne Donald Trump uu ku ...
Read More »Yearly Archives: 2025
Bar Haweenkeenna
Haweeney hal kiilo oo cidiyaheeda ah ku iibsatay in ka badan 20 doollar
Himilo -Haddii aad urursanaysay ciddiyahaaga oo aad u baahan tahay lacag degdeg ah, waxaa fiican inaad ka fikirtid inaad ku iibiso gudaha Shiinaha, halkaas oo loo adeegsado daawo dhaqameed. Caadiyan, ciddiyaha waa la tuuraa marka la iska jaro, balse sida ...
Read More »Bar Aqool-kaal
Vietnam: Duufaanta Bualoi oo sababto dhimashada 19 qof iyo burburkan in ka 100 kun oo guri
Himilo – Qasaaraha ka dhashay duufaan ku dhufatay dalka Fiidmaan ayaa kordhay. Xogaha hirdhaca ah ayaa sheegaya inay ku dhinteen 19 qof, halka kumannaan kale ay saamaysay sida laga soo xigtay warbaahinta gudaha. Wasaaradda beeraha iyo deegaanka ayaa xaqiijisay sidoo ...
Read More »Sidee ayay dhallinyaro madaxweynaha Madagascar ugu qasbeen inuu kala diro dawladdiisa?
Madaxweynaha Madagascar ayaa sheegay inuu kala diray dawladdi dalka kaddib dibad-baxyo ay hoggaaminayeen dhallinyaro ka biyo diidsanaa adeegyada xukuumadda. Mudaharaadyada waxaa ku dhintay ugu yaraan 20 qof, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 100 kale sida ay sheegtay Qaramada ...
Read More »John Stones oo go’aan ka gaaraya mustaqbalkiisa Manchester City
Himilo – Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa si weyn uga dhex muuqday kooxda Manchester City xilligii Pep Guardiola ee Etihad Stadium, laakiin heshiiskiisa ayaa dhacaya dhamaadka xilli ciyaareedkan. John Stones iyo Manchester City ayaa qarka u saaran inay ...
Read More »Madagascar: Koronto la’aan iyo biyo xumo sababtay in la eryo wasiirkii tamarta
Himilo – Hoggaamiyeyaasha dibadbaxyada Madagascar ayaa ku baaqay in bannaanbaxyada nabadeed la sii wado inkastoo madaxweynaha dalkaasi Andrey Rojoelina Jimcihii shaqada ka eryay wasiirkii tamarta, si loo dejiyo kacdoonnada ka dhashay koronto la’aanta iyo biyo la’aanta soo noqnoqday. Dalka jasiiradda ...
Read More »Bar Kas-wadaag
Muxuu yahay muranka dastuur ee ka taagan dalka Guinea?
Himilo – Dood weyn ayaa ka dhalatay afti dastuuri ah oo ka dhacday dalka Guinea, taas oo loo arko inay jid u furayso hoggaamiyaha militariga ee talada haya inuu u tartamo madaxtinimada. Natiijooyinka rasmiga ah ee la shaaciyay Talaadadii ayaa ...
Read More »
Radio Himilo
