Home / Author Archives: Mahad Mohamed (page 12)

Author Archives: Mahad Mohamed

18 July – Maalinta caalamiga ee Nelson Mandela

Himilo – Taariikhaha laga diiwaan-geliyay Afrika xilligii isticmaarka ama gumeysiga ninka cad waxay leeyihiin sheekooyin galay sooyaalka qaaradda oo illaa iyo maanta lagu qoro buugaagta. Balse dhammaan sheekooyinkani malahan dhadhan isku mid ah. Halka laga yaabo inay dhamaantood ka midaysnaayeen ...

Read More »

Barcelona oo guul ka gaartay heshiiska Lautaro Martinez

Himilo – Barcelona ayaa guul ka sameysay wadahadalka ay ku dooneyso saxiixa weeraryahanka Inter Milan Lautaro Martinez. Billowgii toddobaadkan, madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa xusay inay jiraan wadahadallo ku saabsan heshiiska cayaaryahanka qaranka Argentine. Si kasta, sida laga soo ...

Read More »

La kulan – Dagaalyahankii ugu da’da yaraa dagaalkii koowaad ee adduunka

Himilo – Intii lagu jiray Dagaalkii Koobaad ee Dunida, boqollaal iyo kumaankun carruur ah ayaa ka garab dagaallamayay xoogaggii waaweynaa ee isku hayay talada adduunweynaha. Marka loo eego keydka dowladda Britain, in ku dhow 250,000 oo ah da’da ka yar ...

Read More »

Chelsea oo £62m ku dooneysa xiddiga Bayer Leverkusen

Himilo – Chelsea ayaa dooneysa saxiixa cayaaryahanka kooxda Bayer Leverkusen Kai Havertzvv heshiis ku kacaya £62m. Lixidii billood ee ugu danbeysay, Chelsea ayaa si weyn loola xiriiriyay laacibka reer Jarmal kaasi oo la tilmaamay in uu ka tagayo Leverkusen inta ...

Read More »

15 July – Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhallinyarada

Himilo – 15 July sannad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada si loo weyneyno doorka da’yartu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqaaalaha ee wadamadooda. Ujeedada ugu weyn ee maalintan ayaa sida wacyiga door ahaaneed ee awoodda ...

Read More »

Man City oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro Ferran Torres

Himilo – Manchester City ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa cayaaryahanka kooxda Valencia Ferran Torres xagaaga. City ayaa galeysa suuqa kaddib markii laga qaaday xannibaadii labada sanno ee koobka Yurub, taasi oo sidoo kale xoojineysa niyadda cayaaryahannada. Tababare ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

La kulan – 6 sanno jir Aabaheed oo cuuryaan ah daryeesha!

Himilo – Gabar 6 sano jir ah oo ku nool gobalka Ningxia ayaa taniyo markii ay hooyadeed isaga fogaatay nolosha – iyada iyo aabaheed oo cuuryaan ah – waxay daryeelkii ugu wacnaa u fidisaa aabaheed oo cuuryaan ah. Tian Haicheng, ...

Read More »

Real Madrid oo ku kalsoon in Mbappe uu imaanayo garoonka Bernabeu

Himilo – Real Madrid ayaa ku kalsoon in cayaaryahanka PSG ee Kylian Mbappe uu u soo wareegi doono garoonka Bernabeu xagaaga soo socda. 21 jirka ayaa kamid ah liiska cayaaryahannada ay dooneyso Real Madrid laakiin qiimaha lagu doonayo ayaa ka ...

Read More »

Qaabkee ayay qabiilka Ayaidah ku gartaan Beenaalaha?!

Himilo – The Ayaidah, oo ah qabiilka Bedouin ee dega waqooyi-bari dalka Masar waa kuwii ugu danbeeyey ee wali ku dhaqmaya  Bisha’h oo ah hab-dhaqan hore oo lagu ogaado haddii eedeysanaha danbiga lagu soo oogay uu yahay danbiile ama dabilaawe. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan