Himilo – Maalinta caalamiga ee Boostada waa xus la sameeyo sannad kasta 9-ka bisha October oo ah markii la aas-aasay midowga caalamiga ee adeegga boostada sannadkii 1874-kii. Waxaa maalintan caalamiga ku dhawaaqay congress-kii UPU ee dalka Jabaan sannadkii 1969-kii, tan ...
Read More »Arrimaha Bulshada
07, October maalintii Israel dunida ay ku horjabtay.
Himilo- Ururka Xamaas ee Falastiin ayaa maanta oo kale sanadkii hore weerar aan horey noociisa loo arag ku qaaday dhulka ay Israel maamusho, kaas oo noqday weerarkii ugu weynaa ee ay Israel la kulanto 75-kii sano ee maamulkeedan uu jiray. ...
Read More »Hal sano kadib duulaanka Israel ee Gaza, Maxaa shacabka Falastiin u hirgalay?
Himilo- Tan iyo 7-dii Oktoobar, dhowr dal ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dawladnimada Falastiin, iyagoo dib u cusboonaysiiyay ballanqaadkooda xal ku saleysan laba dawladood. Dalalkan waxay sidoo kale si mideysan uga soo horjeesteen go’aanka Israel ee ah qabsashada sharci-darrada ...
Read More »Bar Haweenkeena 05 10 2024
05 October – Maalinta Macallinka Adduunka
Himilo – Maalinta Caalamiga ee Macalinka waxaa loo dabaal-degaa 5 bisha October sanad kasta taniyo sanadkii 1994-kii si loo weyneeyo doorka ay horumarinta bulshooyinka kaga jiraan. Maalinta waa maalin la is xusuusiyo doorka macallinku ku leeyahay mujtamaca mana ahan maalin ...
Read More »Daraasiin qof oo ku geeriyooday shil ka dhacay dalka Nigeria.
Himilo-Daraasiin qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen dalka Nigeria kadib markii ay doon ku degtay waqooyiga dalkaa waji ku yaal. Hey’ada NSEMA oo Nigeria u qaabilsan maareynta degdegga ayaa sheegay in Doonida ay la socdeen 300 oo rakaab ...
Read More »03 October – Maalinta caalamiga ah ee deegaanka
Himilo – Sanadkii 1985-kii ayaa markii ugu horreysay Qaramada Midoobay ku dhawaaqday iclaaminta maalinta caalamiga ah ee degaanka, sanadkii xigay ayey ahayd markii ugu horreysay ee loo dabbaal-dego maalintan, xuska xilligaasi oo qaatay hal ku dhegga “Helidda hooy waa xaqeyga” ...
Read More »Maalinta Caalamiga ah ee Rabshad la’aanta
Himilo- Maalinta Caalamiga ah ee Rabshad la’aanta waxaa la xusaa 2da Oktoobar, dhalashada Mahatma Gandhi, hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa xorriyadda Hindiya iyo hormuudka falsafadda iyo istiraatiijiyadda rabshadaha ayaa lagu aadiye maalintan. Sida ku cad qaraarka Golaha Guud ee QM bishii Juune 15-kii ...
Read More »Carruur si layaab leh u isticmaalay Markab Dagaal.
Himilo-Sannadkii 1968, dhowr carruur ah oo ku sugnaa magaalada New York ayaa si yaab leh gacanta ugu dhigay markab dagaal oo ka mid ahaa Maraakiibta ciidanka badda Mareykanka. Carruurta waxay si khiyaano ah u galeen gudaha markabka dagaalka iyaga oo ...
Read More »29 September – Maalinta caalamiga ah ee iska wacyi-gelinta khasaarinta cuntada
Himilo – Cunno marka la qeexayo waa wax waliba tamar siiya jirka. Waxey ka caawisaa qofka in jirkiisu koro, helo unugyo cusub, si hagaagsan u shaqeeyo, dhismo. Dadyowgii hore waxay cunnada ku raadsan jireen hab u gaarsi ah, halka qaarkoodna ...
Read More »