Home / Arrimaha Bulshada (page 68)

Arrimaha Bulshada

Mareykanka: Haweenay dhashay iyadoo garba-duub u xeran!

Himilo FM – Haweenay ku nool magaalada Newyork ee dalka Mareykanka ayaa martay xannuun daran markii ay dhashay iyadoo gacmaha ka xeran sida uu qoray wargeyska Independent. Haweenayda oo ah 27 jir ayaa dareemaysay xannuun la xiriira dhalmo markii booliisku ...

Read More »

Koonfur Kuuriya: Haweenka oo lacag lagu siinayo inay dhalaan!

Himilo FM – Si ay u dhiira-geliso dhalmada  ayay Koonfur Kuuriya waxay bilaabeysaa inay haweenayda lacag ku siiso cunug kasta oo ay dhasho. Mareegtada la yiraahdo Shozan Elbo ayaa qortay warkan, waxayna tilmaamaysaa in baarlamaanka dalkaasi uu oggolaaday in lacag dhan ...

Read More »

69 jir laga diiday in laga badalo da’da u qoran markii haweenku ku faquuqeen

Himilo FM – Maxkamad ku taala dalka Holland ayaa diiday codsi ka yimid 69 sanno jir doonaya in laga badalo da’da loogu qoray diiwaanka dalkaasi. Sheekada Emile Ratelband waxay timid kaddib markii ninkan uu ka carrooday nasiib xummadiisa la xiriirta ...

Read More »

Halkee ayay ku nool yihiin haweenka ugu dhalmada badan caalamka?

Himilo FM  – Inkastoo heerka dhalmada haweenka dunida uu hoos u dhacay marka la fiiriyo 70 sano kahor haddana dadka dunida way sii kordhayaan marka la eego kala bar dalalka caalamka sida lagu xusay warbixin cusub. Warbixin tirakoob ah ayaa laga ...

Read More »

Yaa quuro badan ragga iyo dumarka?

Waxaa la yiraahdaa ragga ayaa ayaa ka quuro badan dumarka oo waliba cod sare ku quuriya laakiin baaritaan cusub ayaa xaqiijiyay in dumarka quuriyaan waliba si xooggan. Baaritaan caafimaad oo laga sameeyay Ingiriiska ayaa muujiyay in gabdhaha dhallinyarada ah ee ...

Read More »

Banki shaqaalihiisa haweenka ka mamnuucay inay uur yeeshaan!

Banki ganacsi oo ku yaala magaalada Shijiazhuang ee dalka Shiinaha ayaa haweenka shaqaalaha ah ee u shaqeeya ka dalbaday inay la yimaadaan codsi kahor inta aysan uur qaadin. Wargeyska Daily Mail ayaa tilmaamay in mid kamid ah qoddobada sharciga ee ...

Read More »

Maxay dadka qaar u dhibsadaan habsiinta?! Jawaab cilmiyeysan

Muqdisho – Haddii aad la kulanto qof dhibsanaya salaanta habsiinta ah hala yaabin, waxaa jira sababo badan oo qofka marmarsiyo loogu sameyn karo. Si aad uga fogaato in saaxiibbadaada ku dhibsadaan, waxaad ugu gaabin kartaa salaanta gacanta. Kamid noqo dadka ...

Read More »

Baxnaano lix bilood qaadatay oo badbaadisay!

Muqdisho – Isbitaalka ayaa laga soo saaray Ilmo dhashay oo la rumeysan yahay inuu yahay kii ugu miisaanka yaraa dunida oo dhimasho uga badbaaday si mucjiso leh. Ilmahaan yar lix bilood ayuu ku jiray isbitaaka, waxayna dhaqaatiirtu ku qiyaaseen ka ...

Read More »

Induniisiya – Qashin ku beddelo Ceymis Caafimaad oo bilaash ah.

Muqdisho – Si dadka loogu muujiyo in daryeelka aas’aasiga ah ee caafimaadka uusan qaali noqon karin iyo in qashinku uu leeyahay qiimo sarreeya, hal-abuur da’yar Induniisiyan ah ayaa la yimid fikrad mira-dhal ah oo dadka saboolka ah u sahlaysa inay ...

Read More »

Ninka wax-dhal ku noqday 70-jir oo ka cararaya ilmihiisa!

Muqdisho – 60-jirta  Atifa Ljajic iyo seygeeda, Serif Nokic oo 68-jir ah kuna nool dalka Serbia waxay isku dayi jireen helidda cunug ay dhalaan muddo 20 sano ah. Markii qofna uusan rumeysan in hadda kadib ay wax dhalayaan, tii Alle ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan