Home / Cayaaro (page 121)

Cayaaro

Pedro oo Virgil van Dijk la barbar dhigay difaac ay isku xul yihiin

Himilo –Pedro ayaa isbarbardhig ku sameeyay Virgil van Dijk iyo Sergio Ramos, oo ah labada difaac ee ugu sarreeya ka hor kulanka Chelsea Super Cup ee ay la ciyaarayaan Liverpool. Chelsea ayaa ka carbuunatay booskeeda kulankan iyagoo ku guuleystay Europa ...

Read More »

Wissam Ben Yedder oo qarka u saaran inuu u dhaqaaqo Monaco

Himilo – AS Monaco ayaa la warinayaa inay dhameystiri doonto saxiixa Wissam Ben Yedder oo ay kala soo wareegeyso Sevilla ka dib markii ay ku dhaqaaqday bixinta qiimaha weeraryahanka  oo ah 37 Milyan Ginni. Naadiga reer France ayaa billowgii soo ...

Read More »

Ivan Perisic oo dib ugu laabtay Jarmalka

Himilo –Kooxda Bayern Munich ayaa heshiis ammaah hal sanno ah kula soo saxiixatay  xiddigii hore ee Borussia Dortmund iyo Wolfsburg Ivan Perisic oo uga yimid kooxda reer Talyaani ee Inter Milan. Xiddiga garabka ka ciyaara ee reer Croatia, oo la ...

Read More »

Laporte “Rodri wuxuu ciyaari karaa doorka Fernandinho.”

Himilo –Aymeric Laporte and Ederson ayaa horey kalsooni badan ka muujiyey laacibka lagu magacaabo Rodri, iyaga oo aaminsan in uu tartan la geli doono Fernandinho khadka dhexe ee Manchester City. City ayaa sannadkii hore weyday mid beddeli kara booska Fernandinho, ...

Read More »

Real Sociedad oo xiiseyneysa daafac ka tirsan kooxda Arsenal

Himilo – Real Sociedad ayaa xiiseyneysa inay daafaca Arsenal Nacho Monreal ku soo celiso xagaagan La Liga. Sida ay sheegayaan wararka ka soo baxa Catalan  gaar ahaan wargayska Mundo Deportivo, daafaca khibrada leh ayaa diirada u saaran kooxda Basque ka ...

Read More »

Marcelo oo xaqiijiyay inuu diiday xiisaha Serie A xagaagan

Himilo- Daafaca Real Madrid Marcelo ayaa xaqiijiyay in ay  la soo xiriireen kooxaha Talyaaniga xagaagan oo ku saabsan suurtogalnimada uu ugu dhaqaaqi karo. Xiddiga reer Brazil ayaa si xoogan loola xiriirinayay inuu dib ula midoobayo xiddigii hore ee Los Blancos ...

Read More »

Juventus oo wali xiiseyneysa Paul Pogba

Himilo – Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay wali xiiseyneyso saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga Serie A billowga bisha Sebtember. Real Madrid ayaa la rumeysan yahay inay ...

Read More »

Xiddiga Danny Rose oo laga doonaya garoonka Vicarage Road

Himilo – Kooxda Watford ayaa lasoo werinayaa inay goor dambe u dhaqaaqday in Danny Rose kala soo wareegto kooxda Tottenham Hotspur maalinta ugu dambeysa ee suuqa kala iibsiga. 29-sano jirkan ayaa laga reebay safarkii kooxda Tottenham ay ku tagtay Asia ...

Read More »

Everton oo soo bandhigeysa xiiso xilli danbe ah oo ay u hayso difaac United ay leedahay

Himilo – Everton ayaa lagu soo waramayaa inay   xiiso xilli danbe ah u qabto daafaca Manchester United Marcos Rojo marka loo fiiriyo dhamaadka suuqa kala iibsiga. Tababaraha Red Devils Ole Gunnar Solskjaer ayaa loo maleynayaa inuu u furan yahay fekerka ...

Read More »

Pique oo ka hadlay xaaladda bixitaan ee Philippe Coutinho

Himilo – Gerard Pique ayaa caddeyn halka uu marayo wararka la isla dhex marayo ee sheegaya haddii uu baxayo laacibka reer Brazil ee Philippe Coutinho. Kooxda La Liga hanatay ee Barca ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaarineyso in xiddigan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan