Home / Dalka (page 4)

Dalka

Maqaal: Maxaa xigidoona shirka IGAD ee xaaladda Soomaaliya iyo Ethiopia?

Himilo – Itoobiya ayaa weli qeyb ka ah ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya. Addis Ababa ayaa horraantii bishii koobaad ee sanadkan Soomaaliya ku tijaabisay damaceeda bad doonka ah, iyada oo Muuse Biixi ka saxiixatay 20KM oo kamid ...

Read More »

Ciyaartooyda maamulka Koonfur Galbeed oo siweyn loogu soo dhaweeye Baydhabo

Himilo-Ciyaartooyda maamulka Koonfur Galbeed ee qeybta ka ahaa tartanka Kubadda Cagta maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa saakay dib ugu laabtay magaalada Baydhabo, kadib markii lagu guul dareystay dadaalo la doonayay in lagu baajiyo safarka Ciyaartooyda Koonfur Galbeed. Safarka ...

Read More »

Tartanka Dowlad-Goboleedyada oo dib loo dhigay kadib weerarkii baska ciyaartoyda Koonfur Galbeed

Himilo-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ْXukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed oo ay maanta soo saartay ku sheegtay in dib loo dhigay tartankii maamul-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir muddo 3 maalmood ah. War-saxaafadeed-ka ayaa lagu yiri: “Waxaan idinku wargalinaynaa in la hakiyay Cayaaraha ...

Read More »

Maxaa sababay hunguriyeynta Itoobiya ee dhulka Soomaaliya?

Himilo-Soomaaliya ayaa tan iyo 1-dii Janaayo, 2024 waxa ay haysatay ciwaanada warbaahinta caalamka. Waa natiijo ka dhalatay is-afgarad ay Addis Ababa ku gaareen Itoobiya iyo Somaliland. Is-fahamkaas wuxuu abuuray xiisad diblumaasiyadeed degdeg ah. Muqdisho ayaa is-afgaradkaas uga falcelisay in ay ...

Read More »

Maxay tahay dhibaatada uu geeska Africa u keeni karo heshiiskii Abiya Axmed iyo Muuse biixi?

Himilo-Dr cabdiraxmaan Baadiyow oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa si cilmimeysan uga hadlay aqarta amni ee ka dhalan karta heshiiskii dhawaan Abiya Axmed uu lasaxiixday Muuse Biixi ay badda soomaaliya ku saabsanaa. Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow, oo ah la-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ...

Read More »

Xulka Jubbaland oo guushii ugu horeysay ee tartanka ka gaaray dhigooda Hirshabeelle

Kulan aad u xiiso badnaa, isla markaana qeyb ka ah Tartanka Kubadda Cagta ee Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir oo ay u soo daawasho tageen kumanaan taageerayaal ah, ayaa waxa uu Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium ku dhex-maray ...

Read More »

Maxaa kataqaan taariiqda magaalada Lughaye oo Ethiopia ay sheegtay inay saldhig bad ka dhisaneyso?

Himilo-Waxaa siixoogeysanaya isfahmiwaaga siyaasadeed ee u dhaxeeya Ethiopia iyo Soomaaliya tan iyo markii Madaxweyne Soomaaliland Muuse biixi iyo Rasul-wasaaraha Ethiopia ay gaareen heshiis lagu sheegay in Ethiopia ay badda case qeyb ka heleyso. Inkastoo qodobada saxda ah ee lagu heshiiye ...

Read More »

kooxda gobolka Banaadir oo 2-1- uga badiyay xulka Galmudug

Himilo-Kulan ciyaareed aad u xiisa badan oo u dhexeeyay Xulka Galmudug iyo Xulka Gobalka Banaadir oo ka dhacay garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium yaa ku soo dhamaaday natiijo aan u wanaagsaneyn Galmudug, kulankan waxa uu qeyb ka ahaa koobka ...

Read More »

Maqaal: Maxaa laga barankaraa doorashada kadhacday Puntland maadaama Sanadka 2024 uu dalka u yahay Sanad doorasho?

Himilo – Puntland waxaa ka dhacay doorashada madaxtinimada, halkaas oo ay ku tartameen 11 musharax madaxweyne iyo 11 musharax madaxweyne ku xigeen. Doorashada Puntland waxay aheyd mid kamid ah doorashooyinkii ugu adkaa ee maamul goboleedyada lagu qabto. mudo dhowr bilod ...

Read More »

Maqaal: Cariirigii Muqdisho kajiray miyaa xal loo helay?

Himilo-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cusub ee 2024 la qaadi doono qeybo badan oo kamid ah dhagaxyada amni ee yaalla waddooyinka magaalada, maadaama uu isbeddel weyn oo amni uu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan