Home / Deegaan (page 7)

Deegaan

Sheekada: Ninka 50-kii sanno lasoo dhaafay ubaxyada ku iibinayay waddooyinka

Himilo – Víctor Merina ayaa billaabay ku iibinta ubaxyada waddooyinka markii uu  siddeed sanno jir ahaa, taasi oo hadda laga joogo muddo 50 sanno ah. Intii uu ku guda jiray iibinta ubaxyada ee waddooyinka waxa uu la kulmay sammaan iyo ...

Read More »

22 Maarso: Maalinta Caalamiga ee Biyaha

Himilo – 22 bisha Maarso sannad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha. Ujeeddadu waa in la xaddidaa mushkiladaha biyaha ku foolan. Maanta, 1.8 bilyan oo dad ah ayaa adeegsada ama isticmaala biyo aan sugneyn, taas oo ...

Read More »

3-da Maarso- Maalinta caalamiga ee duurjoogta

Himilo – 3-da bisha Maarso sannad kasta waa maalin ama fursad loogu dabaal-deggo noolaha kala duwan ee duurka ku nool si kor loogu qaado wacyiga dadka ku howlan daryeelkooda iyo kuwa moogan. Isla markaasna, maalintani waxay na xusuusinaysa baahida degdegga ...

Read More »

20% barafka Antarctica oo ku dhalaalay muddo 10 maalin ah

Himilo – Sawirro ay baahisay wakaalada Mareykanka ee NASA ayaa muujiyay barafka qaaradda cirifka koonfureed ee Antarctica oo si weyn u dhalaalay intii u dhaxaysay 4-tii illaa 13-ka bishan Febraayo. Sida ka muuqata sawiradda ay qaadeen dayax gacmeedyo, waxaa dhalaalay ...

Read More »

Asia oo go’aansaneysa ilaalinta shabeelka iyo maroodiga qaaradda

Himilo – Mas’uuliyiin ka socday 130 dal oo kulan ku yeeshay Hindiya ayaa isla afgartay tallaabooyin cusub oo lagu badbaadinayo shabeelka iyo maroodiga qaaradda Asia. Goor sii horreysay, 6 kamid ah dowladaha Asia ayaa soo jeediyay qorshayaal lagu ilaalinayo shabeelka ...

Read More »

Lakulan – 60 jirka ay reer Hindiya ugu yeeraan ‘Ninka Keynta’

Himilo – Magaciisu waa Jadaf Payeng, waa 60 sanno jir beeraley ah, waxa uu ku nool yahay guri iska meel dhexaad ah oo ku yaalla Waqoyiga Hindiya balse dhinaca danbe ee hoygiisa waxa uu ku arkay geedo sii dhimanaya, wabiga ...

Read More »

Sahan: 94% dadka Talyaaniga diyaar ayay u yihiin joojinta adeegsiga balaastikada

Himilo – Sahan la sameeyay dhawaan ayaa muujiyay in 94% dadka Talyaaniga inay diyaar u yihiin joojinta adeegsiga nuucyada balaastikada kala duwan. Sahanka oo uu sameeyay bankiga maal-geshiga Yurub iyo shirkadda BVI ee Faransiiska ayaa tilmaamaya in dadka Talyaaniga doonayaan ...

Read More »

Just Room Enough – Jaziiradda ugu yar Adduunka

Himilo – Dhul la-mood yar oo la yiraahdo Just Room Enough Island waxa hadda loo tix-geliyaa midda ugu yar jaziiradaha adduunka oo dhan. Waxay ka kooban tahay aqal yar iyo dhowr geed oo waaweyn iyo sidoo kale fadhi ardaaga guriga ...

Read More »

Wax ka ogow nolosha bisadaha

Himilo- Naflay yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta; Dinnad, Mukulaal, Yaanyuur, Waxaa jira in ka badan 500 oo malyuun oo Mukulaalo ah oo rabaayado ah. Waxaana jira ku dhawaad 40 unug-dhamays oo Yaanyuurro ah dunida ...

Read More »

11 Dec- Maalinta caalamiga ee buuraha

Himilo- Buuraha ayaa gabbaad u ah 15% dadka caalamka iyo afar meelood meel xayawaanada iyo dhirta dhulka. Waxaa biyo nadiif ka hela kala bar dadka caalamka. Tani waxay abuureysaa ahmiyadda ilaalintooda oo qeyb ka ah yoolalka Qaramada Midoobay ee sannadka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan