Himilo – Dalka Shiinaha, waxaa la dhammeystiray dhismaha garoonka ugu weyn caalamka oo ku fadhiya bad dhan 1.4 Milyan oo laba jibaaran sida ay qortay warbaahinta dalkaasi. Dhismaha garoonka Daxing International Airport oo ka fog 46 km caasimadda Beijing ayaa ...
Read More »Dhaqaale
Giriiga: Afar meelood meel da’yarta kuma jiraan waxbarasho ama shaqo
Himilo – Xog cusub oo ka soo baxday xafiiska Yurub ee tirakoobyada ayaa muujisay in halkii qof ee kamid ah 4 dhallinyaro ee dalka Giriiga ee da’dooda tahay 20-34 sanno inaysan ku jirin waxbarasho islamarkaana aysan shaqeyn. Sida laga soo ...
Read More »Ganacsiga timo beerista Turkiga oo sameeyay dhaqaale badan
Himilo – Qiimaha suuqa tima beerista dalka Turkiga ayaa kor u dhaafay 1 Bilyan oo doolar sannadkii hore sida laga soo xigtay sarkaal katirsan waaxda xiriirka dhaqaalaha dibadda ee dalkaasi. Xogtan ayaa ku soo aadaysa xilli Turkiga uu kamid noqday ...
Read More »Wax ka ogow magaalooyinka ugu qaalisan in lagu noolaado 2019
Himilo – Magaalada Hong Kong ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan ee lagu noolaado sannadkii labaad oo xiriir ah sida lagu sheegay baaritaan cusub iyadoo magaalooyinka Asia dhigeen rikoor cusub. Xogta oo ay daabacday Mercer ayaa isbarbardhig ku sameysay inka badan ...
Read More »IDP-led social businesses win award for ideas developed under EU, UN and government led programme on displacement
Joint Press Release Tuesday 23 June, 2019. Himilo -Three IDP-led social enterprises have won awards for their ideas during a pitch event and start-up fair in Mogadishu, where they presented their business concepts to a panel of expert judges. The ...
Read More »Diyaarada ugu weyn caalamka oo la iibinayo
Himilo FM –Shirkadda Vulcan ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa shacisay qiimaha lacageed ee lagu iibinayo diyaarada ugu weyn caalamka oo keliya hal jeer sameysay duulimaad. 400 Milyan oo doolar ayaa lagu sheegay qiimaha diyaarada Stratolaunch oo uu lahaa bilyaneerka ...
Read More »Saameynta dagaalka ganacsi ee Mareykanka iyo Shiinaha oo gaaraysa ascaarta kabaha
Himilo FM –Dalka Mareykanka, ascaarta kabaha la xerto ayaa laga baqdin qabaa inay sarro u kacdo sabab la xiriirta dagaalka xagga ganacsiga ee u dhaxeeya xukuumadaha Washington iyo Beijing. Tusaale dadka orodka xiiseeya, waa inay ku tala galaan in qiimaha ...
Read More »Waa maxay sharciga saacadaha shaqada Alibaba ee 996?
Himilo FM –Aas-aasaha shirkadda Alibaba Jack Ma ayaa difaacay sharciga cusub ee saacadaha shaqada oo dhigaya in qofka uu shaqeeyo 72 saacadood toddobaadkii. Ninka bilyaneerka ah oo ka jawaabaya eedeymo loo jeediyay shirkadda ayaa xusay in shaqaalaha loo baahan yahay ...
Read More »Maalqabeen amnigiisa lagu bixiyay 20 Milyan oo doolar muddo sannad ah!
Himilo FM – Shabakadda Facebook ayaa inka badan 22 Milyan oo doolar waxay ku bixisay sugida amniga qofeed ee Mark Zuckerberg oo ah aas-aasaha shirkadda sannadkii 2018. Si lamid ah madaxda kale ee hoggaamiya shirkadaha waaweyn ee caalamka, Mark ayaa ...
Read More »Facebook oo xushmad u muujinaya dadka dhintay ee adeegsan jiray shabakadda
Himilo FM – Shirkadda Facebook ayaa sheegtay inay ka shaqeynayso isticmaalka hab casri ah oo ay kaga hortagayso farriimaha ku saabsan xisaabaadka ama boggaga dadka dhintay. Shirkadda ayaa shaacisay inay rajeynayso joojinta waayo aragnimada xannuunka badan ee ku saabsan in ...
Read More »