Home / Dibadda (page 6)

Dibadda

Ururka ay ku mideysan yihiin dalalka Africa ee Muslimiinta ah oo go’aan ka qaatay Israel

Himilo– Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa cambaareeyay “xasuuq” ka socda Gaza, iyaga oo ku boorriyay 57-ka waddan ee xubnaha ka ah inay cunaqabatayn ku soo rogaan Israa’iil, sidda lagu sheegay qaraarka kasoo baxay shir madaxeedkii Gambia. Ururka ayaa ugu baaqay ...

Read More »

Jilaaga caan ka ah ee Donnie Roelvink oo qaatay Diinta Islaamka.

Himilo – Jilaaga caanka ah ee u dhashay dalka Holand, Donnie Roelvink ayaa labo isbuuc kahor ku dhawaaqay inuu qaatay diinta Islaamka ,wuxuuna ku dhawaaqay kelmadda towxiidka ama shahaadada. Donnie oo ahaa shaqsi shacbiyad weyn ku dhex leh gudaha dalkiisa ...

Read More »

Premier League oo Dhabarka La Jabiyay Ka Dib Guushii Dortmund ee PSG

Kooxda Tottenham ayaa waxaa soo gaartay dhabar jab xoogan iyadoo horyaalka Premier League uu ku guuldareystay inay helaan booska shanaad ee Champions League xilli ciyaareedka soo socda. Borussia Dortmund ayaa 1-0 ku garaacday PSG lugta hore ee semi-finalka Champions League, ...

Read More »

Duuliye ka dhergay qamri badan oo sabab u noqday in la baajiyo duulimaad Caalami ahaa

Himilo – Shirkadda Diyaaradaha Japan ee Japan Airlines (JAL) ayaa kansal garaysay Duullimaad dheer ee Cirif-ka-Cirifka Adduunka, kadib, markii Duuliyihii ku qornaa Duullimaadkaasi uu Khamri badan ku cabay mid ka mid ah Hoteelada magaalladda Dallas ee Gobalka Texas ee dalka ...

Read More »

28 April – Maalinta Caalamiga ee Badbaadada iyo Badqabka Goobaha Shaqada

Muqdisho – Maalin kasta, 6,300 oo qof ayaa u dhinta natiijada shilalka ku yimaada howl-maalmeedkooda ama siyaalo kale oo la xiriira – in ka badan 2.3 milyan oo xoogsato ama shaqaale ah ayaa sanadkiiba u geeriyooda. 317 milyan oo shilal ...

Read More »

India: Naafada iyo dadka da’da ah oo fursad u helay inay codkooda dhiibtaa iyagoo xaafadahooda jooga.

Himilo – Gudiga doorashooyinku waxay ku dhawaaqeen in gurigooda iyagoo ku sugan ay codkooda dhiiban karaan dadka lixaadda la’ iyo waayeelka, iyadoo sadax heer lookala qaaday nidaamka cod dhiibashada dalkaa. tani waa markii ugu horeyse oo fursad noocaan ah ay ...

Read More »

Fadeexad soo wajahday Orodyahano u kala dhashay Kenya & Itoobiya

Himilo- Orodyahanno Afrikan ah oo u kala dhashay Kenya iyo Itoobiya ayaa wajahaya fadeexad, kuwaaso la sheegay inay gacan ku siiyeen inuu kaalinta koowaad ku soo baxo orodyahan Shiinaha u dhashay oo ka qaybgalayay tartanka orodka oo lagu qabtay Beijing. ...

Read More »

David de Gea oo ku biiraya koox ka dhisay horyaalka Laliga

Himilo – Goolhayaha shaqo la’aanta ah ee David de Gea ayaa go’aan weyn ka gaadhay mustaqbalkiisa inkasta oo uu xilli ciyaareedkan oo dhan ka maqnaa garoomada oo uu koox la’aan ahaa tan iyo markii ay fasaxday Manchester United xagaagii. David ...

Read More »

Vieira, Partey, Jesus – Xogta Xiddigaha Ka Dhaawacan Arsenal Ka Hor Ciyaarta Burnley Ee Galabta

Mikel Arteta ayaa rajaynaya inuu dib usoo dhoweyn doono tiro xiddigo ka maqnaa Arsenal ka hor ciyaarta maanta ee horyaalka Premier League ee Burnley, iyadoo ciyaartooyo dhawr ahaa ay dib ugu soo laabteen. Gunners oo lix dhibcood iyo sagaal gool ...

Read More »

Kenya: Baadari lagu soo oogay 191 dacwadood oo dil ah

Himilo – Maxkamad ku taal dalka Kenya ayaa dacwad kusoo oogtay hogaamiye diimeed iyo tobanaan qof oo lagu tuhunsanaa inay gacan ku lahaayeen dilka ku dhawaad ​​200 oo qof. Paul Nthenge Mackenzie iyo 29 kale oo tuhmanayaal ah kuwaasoo loo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan