Himilo-Dalxiisku waa mid kamid ah ilaha dhaqaale ee ugu weyn dunida kuwaas oo ay ku xisaabtamaan dowladuhu, dalba dalka uu ka amni badan yahay uu ka dalxiisayaal badan yahay, dalba dalka uu ka dalxiisayaal badanyahayna waa ka dhaqaale badan yahay. ...
Read More »Dibadda
Rwanda: Dhaqtar loo xukumay xasuuqii dalkaa ka dhacay sanadkii 1994
Himilo-Dhaqtar u dhashay Rwanda ayaa maxkamad ku taal magaalada Paris ku xukuntay 24 sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay inuu ka qeyb qaatay xasuuqii ka dhacay dalkiisa sanadkii 1994-kii. Ka dib wada tashi socday ku dhawaad 15 saacadood, ...
Read More »Waa kuwee dalalka ugu waxbarashada fiican dunida.
Himilo-Macnaha waxbarasho waa ficilka ama habka baahinta ama helitaanka aqoon guud, horumarinta awoodaha caqli-galka ah iyo xirfado. Aqoontu waa mida kala hormarisay dalalka aduunka, oo qaarkoodana ay meel sare ka gaareen nolosha qaarkalane ay meel liidaato ka joogaan. Hadaba halkan ...
Read More »Switzerland oo Libya dib ugu soo celisay taallo 2,000 jirta.
Himilo-Dawladda Switzerland ayaa sannado badan kaddib dib ugu celisay dalka Liibiya taallo qadiimi ah oo dalkaasi laga soo xaday, waxaana taalladan lagu wareejiyay safaarada Liibiya ku leedahay dalka Swizarland. Taalladan lagu wareejiyay dawladda Libya ayaa la’aaminsan yahay inay jirto in ...
Read More »Waa imisa tirada dadka aduunka ku nool?
Himilo-irade dadka dunida ku nool waxay gaartay 8.076 billion, sida waxa ay u sii badaneysaa si joogta ah, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa dalalka dunida iyo sida ay u kala dad badanyihiin. India 🇮🇳 1.434 billion China 🇨🇳 1.425 ...
Read More »YouTubar falastiini ah oo riyadiisa rumowday markii ciidanka Yaduuda ay dileen kadib
Himilo-Dadka isticmaala Baraha Bulshada ayaa rumeeyay riyada 12-jirkii reer Falastiin Cawni Al-Dous, kaasoo ku dhintay duullaanka ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen marinka Qasa. Tirada dadka ku xiran Cawni Al-Dous ee barta “YouTube” ayaa kor u dhaaftay hal milyan maalmo gudahood. ...
Read More »Sidee ugu hirgashay in ay gudaha Israa’iil galaan Xoogaga Xamaas?
Himilo-Waxaa soo baxaya xogo laga helayo sida ay ugu hirgashay Xamaas in ay ka gudbaan Xayndaabka Dhererkiisu dhan yahay 65-ta km ee ay ku xiran yihiin Qalab casri ah oo wax ilaaliya,isla markaana heegan sare ay kaga jiraan Ciidamo badan. ...
Read More »waa kuwee 10-ka bank ee Aduunka ugu weyn?
Himilo-Bangiyadu waxay ku kala horeeyaan hantida ay leeyihiin iyo dadku sida ay u aaminsan yihiin, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa tobanka bangi ee ugu weyn aduunka ICBC China Construction Bank Agricultural Bank of China Bank of China Bank of ...
Read More »9-ka dal ee dadka ugu farxada badan dunida ay ku noolyihiin.
Himilo-Farxadan waxaa lagu qiimeeye heerka nolosha ee muwaadiniinta dalalkan ay ku noolyihiin, iyadoo laga qiimeynayo, Amniga, caafimaadka iyo daqliga soogala muwaadiniinta. Habada waa kulee dalalka dadkoodu ugu farxada badan yihiin dunida?. Finland Denmark Iceland Netherlands Sweden Norway Switzerland Luxembourg New ...
Read More »Shirkadaha ugu waaweyn dunida iyo xilliyada la aasaasay.
Himilo-Loolanka ticnoolajiyada waxa uu soo bilowday xilli hore, tan iyo markii dadka dunidu ay bilaabeen tartanka wax soosaarka warshadaha waxaa soo baxay shirkado caan ka noqday caalamka, kuwaa oo ku tartamaya wax soo saarkooda, hadabada goorma ayaa la aasaasay shirkadaha ...
Read More »