Himilo FM – Barcelona ayaa shaaca ka qaaday in Malcom uu seegi doono 10 ilaa 15 maalmood ka dib markii uu dhaawac anqawga ah kasoo gaaray kulankii Cultural Leonesa. Xiddiga heerka caalami ee dalka Brazil ayaa Gool dhaliyay ka hor dhaawaciisan ...
Read More »Home / Dibadda (page 81)
Dibadda
Marko Arnautovic oo garoomada ka maqnaanaya ilaa iyo sanadka cusub
Himilo FM – Weeraryahanka West Ham Marko Arnautovic ayaa garoomada ka maqnaanaya muddo bil ah iyadoo dhaawac uu kasoo gaaray kulankii Talaadadii ay 3-1 kaga badiyeen Cardiff. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Austria ayaa seegi doona xilli Ciidaha Christmas-ka, inkastoo ...
Read More »Mourinho “Waxay noqon laheyd mucjiso haddii United ku dhammeysato kaalinta afaraad”
Waxay noqon laheyd “mucjiso” haddii Manchester United ay ku dhammeysato afarta kooxood ee ugu sarreysa xilli ciyaareedkan horyaalka, sidaasi waxaa yiri Jose Mourinho. Red Devils ayaa ku jirta kaalinta toddobaad ee horyaalka, sideed dhibcood ayay ka hooseysaa Arsenal oo kaalinta ...
Read More »