Home / Habka-Nolosha (page 5)

Habka-Nolosha

Muqdisho: Hilib qiimo jaban oo waddooyinka daadsan

Read More »

Iibka xoolaha iyo u diyaar-garowda Iidda

Himilo – Saaxibkiis ayuu ku waayay carafadii hore, kaddib markii geeska lo’ uu si lama filaan ah docda uga muday. Shiine Yuusuf, oo mid ka mid ah ragga xoolaha qala, ayaa weli la nool xusuustaas murugada leh. Inkasta oo ay ...

Read More »

Warbixin: Isbeddelka cimilada waa dilaa aamusan

Himilo – In ka badan 4 bilyan oo qof—qiyaastii kala bar dadka dunida—ayaa la kulmay ugu yaraan hal bil oo kulayl daran ah inta u dhaxeysay May 2024 ilaa May 2025, taas oo si toos ah loola xiriiriyay isbedelka cimilada ...

Read More »

Suudaan: 70 qof oo u dhintay cudurka daacuunka labo maalin gudahood

Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa Khamiistii sheegtay in ugu yaraan 70 qof ay u dhinteen cudurka cholera magaalada Khartuum laba maalmood gudahood. Warbixin laga soo xigtay warbaahinta maxalliga ah ee Sudanakhbar ayaa sheegay in mas’uuliyiintu ay la tacaalayaan faafitaanka cudurka cholera ...

Read More »

Waa imisa tirada wariyaasha reer Falastiin ee lagu dilay marinka Gaza?

Himilo – Duqeyn ay ciidamada Israa’iil ka fuliyeen waqooyiga Gaza ayaa Axaddii lagu dilay saxafiga Falastiini ah Hassan Majdi Abu Warda, taasoo tirada guud ee wariyeyaasha lagu dilay Gaza tan iyo bishii Oktoobar 2023 ka dhigeysa 220, sida ay sheegeen ...

Read More »

WHO oo wajahaysa dhibaato dhaqaale oo halis ah kadib go’aannadii maamulka Trump

Himilo – Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa furay shirweynihiisii sannadlaha ahaa iyadoo uu wajahaya mid ka mid ah caqabadahii dhaqaale ee ugu darnaa 77 sano, kadib go’aankii maamulka Trump ee ahaa in Maraykanku yareeyo taageerada dhaqaale ee ururka isla markaana ...

Read More »

Boqollaal dadweyne ah oo Australia ka mudaharaaday si ay u xusaan sannadguurada 77aad ee Nakba

Himilo – Boqolaal dadweyne ah ayaa Axaddii isugu soo baxay magaalada Melbourne si ay u xusaan 77 sano kadib dhacdadii Nakba, taasoo ah barakicintii khasabka ahayd ee loo geystay in ka badan 750,000 oo Falastiiniyiin ah sanadkii 1948, sida ay ...

Read More »

Tirada dadka ku barakacay gudaha dalalkooda oo gaartay heerkii ugu sarreeyay abid – 83 milyan

Himilo – Warbixin cusub oo kasoo baxday Xarunta Dabagalka Barakaca Gudaha (IDMC) ee hoos tagta Guddiga Qaxootiga Norwegian Refugee Council ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka ku barakacay gudaha dalalkooda ay gaartay 83.4 milyan dhammaadkii 2024, taasoo ah tiradii ...

Read More »

Gaza: In ka badan 65,000 oo carruur ah oo halis ugu jira dhimasho gaajo ah oo ay sababtay go’doominta Israa’iil

Himilo – Maamulka Gaza ayaa Jimcihii sheegay in in ka badan 65,000 oo carruur ah ay si degdeg ah ugu jiraan halis dhimasho sababo la xiriira macaluul ba’an, taasoo ay sababtay go’doominta ay Israel ku hayso Marinka Gaza tan iyo ...

Read More »

05 May – Maalinta Caalamiga ee Umulisada

Himilo – Howlaha adag ee badbaadada nafeed la xiriira waxaa mar kasta laga xusi karaa umulinta iyo dhalmada haweenka. Howlaha ay qabtaan umulisooyinkuna  waxay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee sida maalinlaha ah loogu baahan yahay. Gef may noqoteen in marar ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan