Muqdisho – Bisadda Cygnus Regulus Powers waxaa dhawaan loogu asteeyey buugga Guinness Records inay tahay midda ugu seynta dheer bisad-weynaha caalamka. Dhererka rasmiga ah ee 44.66 cm (17.58 inches). “Waa mid fiican in lagu arko rikoorka caalamka seyn ka dheer 16.3 cm ...
Read More »Macluumaad
Lakulan – Ninka badbaadiyay nolosha 700 Eeyo ah.
Muqdisho – Zhou Yusong waxaa looga yaqaan ‘Ilaaliyaha Eeyaha’ magaaladiisa Zhengzhou, gobalka Henan ee dalka Shiinaha. Qalbi-nuglahan wuxuu 8 sano oo cimrigiisa kamid ah ku bixinayaa badbaadinta eeyaha laga danaystay – isaga oo gabaad iyo gargaarba ugu fidiya hoygiisa. Sheekadiisu ...
Read More »Ban-dhigga Buugaagta oo maalintii 2aad socda.
Muqdisho – Maalintii labaad waxaa Muqdisho ka socda ban-dhiga buugaagta ee Mogadishu Book Fair kaas oo maalintii shalay ahaa soo bilowday. Sida caadadu ahayd, bandhigga maanta wuxuu isugu jiray khudbado kookooban, fikir is-weydaaris, falan-qeynta mowduucyada bulshada la xiriira iyo ugu ...
Read More »Gidaarkii wada cunid la’aanta oo dumay waddanka Hindiya.
Muqdisho – Haweenka wadanka Hindiya oo markii ugu horreysay Qoyskooda si wada-jir ah wax ula cunaya. Cuntada ayaa si wadajir ah loo keenay miiska qadada iyada oo dhammaan qoysku ay soo fariisteen hareeraha iyaga oo sheekeysanaya: iskuna marxabeynaya. Laakiin, dhaqan ...
Read More »Ban-dhigga Buugaagta ee Muqdisho oo sanadkii 3aad furmaya.
Muqdisho – Sanadkii saddexaad oo xiriir ah waxaa Muqdisho lagu qabtay ban-dhigga buugaagta ee Mogadishu Book Fair kaas oo lagu qabtay Hotelka Royal Palace. Ban-dhigga oo socon doona muddo saddex maalmood ah waxaa maalintii ugu horreeyey kasoo qeyb-galay dad kala ...
Read More »Dib u howl-gelinta xarumaha danta guud sidee bay qeyb uga qaadan karaan isku xirka bulshada?!
Muqdisho – Helidda adeegyada dowladda iyo u sinnaanta xarumaha aan gaarka loo lahayn ee dowliga ah oo inta badan lagu dhisay iskaashi dadweyne ayaa lagu magacaabaa dan-guud. Si kale marka loo yiraahdo, wax walba oo kasoo hara hantida gaarka loo ...
Read More »Haweeney gaarigeeda iskaga wax-yeeleysay sigaar ay cabaysay oo ku gubtay.
Muqdisho – Haweeney ayaa la yaab gelisay dad badan markii la sheegay in sigaar ay cabaysay uu qarax ka dhex dhaliyay gaarigeeda, marka loo eego booliska UK. Adeegga gurmadka degdegga ah ee Essex Fire Service ayaa sheegay in falku uu ...
Read More »Gabar dhaawacday wiil oo si yaab leh looga dhaafay danbigeeda.
Muqdisho – Boolis ayaa ku dhawaaqay inaysan abaal-marin doonin gabar lagu heysto inay qeyb ka aheyd toorreynta wiil la dhigta iskuulka – waayo waxaa dhalay ma’suul diblomaasi ah. Bileyska Washington D.C. ayaa sheegay in falkani uu soo shaac-baxay maalintii Talaadada kadib ...
Read More »Daawo sawirrda – 80-jir leh timo dherer la’eg 3 mitir
Muqdisho – 22 sano kahor, Trinh Thi Nghien oo 81-jir ah waxay bilowday inay sii dayso koritaanka timaheeda. Tani iyo markaasna, maysan joogsanin. Muuqaalka laga soo qaaday timaheeda oo dherer ahaan gaaraya 3 mitir ayaa ku baahay baraha bulshada, dadka ayaana ...
Read More »Maxaad ka og tahay dhibaatada bacdu ku heyso nolosha iyo deegaanka?
Muqdisho – Waxaad maalin kasta ku ridataa adeegga iyo alaabada aad sidato. Waxaad jidadka ku aragtaa in kale oo baco ah oo dabeyluhu hadba dhinac u xoorayaan. Hayeeshe waligaa ma is-weydiisay imisa bac ayaan maalinle u isticmaalnaa? In intee la’eg ...
Read More »