Home / Macluumaad (page 30)

Macluumaad

Madaxweynayaasha Africa ugu da’da weyn

Himilo – Da’da madaxda qaarada Africa qaarkood waxay ka weyn tahay da’da howlgab-ka ‘Retirement’ ee shaqooyinka looga fariisto. Da’da howgabka inta badan dalalka Africa waa 60 sanno, si kastaba qaar kamid ah madaxda Africa waxay hoggaamiyaan dalalkooda iyagoo ka weyn ...

Read More »

Dibqalooc saddax qof ku dilay Masar

Himilo – Kaddib roob mahiigaan ah oo wata hanqar oo ka da’yay tan iyo jimcihii degaanada ku yaala jiinka webiga Nile ee Masar, saddax ruux ayaa geeriyootay. Dadkan ma sababsan biyaha roobka, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka waxey u dhinteen ...

Read More »

Nin haweeney u shaqaaleysiiyay inay dharbaaxdo!

Himilo – Maneesh Sethi oo ah qoraa iyo ganacsade Indian-American ah ayaa haweeney u shaqaaleysiiyay inay wejiga ka dharbaaxdo mar walba oo uu Facebook furo. Mr Sethi wuxuu ahaa dadka aadka u adeegsada mareegta Facebook, wuxuu sheegay in tallaabadaas uu ...

Read More »

TikTok makaa caawin karaa inaad ka badbaado afduub?

Himilo – 61-jir boliiska ay magaciisa ku sheegeen James Herbert Brick ayaa laga qabtay mid ka mid ah jidadka gobolka North Carolina ee koofur-bari Mareykanka, isaga oo la baxsanaya gabar u afduubneed.Tan iyo 2-dii November, ayaa la raadinayay gabadhan oo 16 ...

Read More »

Fiidmeer ku soo baxday tartan weynaha shimbiraha New Zealand

Himilo – Musharraxiinta ma aysan ogeyn inay baratamayaan. Tartanka wuxuu ahaa tartan shimbireedka sanadlaha ah ee gu’ kasta lagu qabto waddanka New Zealand. Tartankan u gaarka shimbiraha  taniyo 2005 waxaa marba ku guuleysanayay mid ka mid ah noocyada dhaladka ah ...

Read More »

Haweeney Caanaha geela ka sameysa Saabuun

Himilo – Haweeney reer Urdun ah ayaa saabuun ka soo saarta caanaha geela, taas oo ka mid ah waxyaabaha ugu caansan ee ay isticmaalaan dadka reer Urdun. Lara El-Titi waxay tilmaamtay in faa’iidooyinka badan ee caanaha geela ay ku hoggaamisay ...

Read More »

Wiil 12 jir ah oo ay dunidu ka yaabtay Magaciisa

Himilo – Wiil 12 jir ah oo ka soo jeeda gobolka Koonfurta Sumatra ee dalka Indonesia ayaa dhawaan qabsaday warbaahinada caalamiga ah sababo la xariira magaciisa oo qariib ah awgeed. Waalidka ayaa wiilkooda u bixiyay magac ay xarfahiisu ka kooban ...

Read More »

Wiil harqaanle ah oo soo jiitay macaamiil u badan hablo

Himilo – Muddo sanado ah, wiilkan yar ee Falastiiniga ah oo lagu magacaabo Axmed Cabaas wuxuu daawan jiray sida uu aabbihiis u tolayo dharka, maalin ayuu soo qabsaday maqas kaddibna wuxuu ku jaray gabbal maro ah, taas oo aheyd markii ...

Read More »

Ayeeyo 16 sanno jir ah

Himilo – Raizel Calago waa 16-jir, laakiin marna ma malaynaysid markaad eegto inay da’daasi jirto, waxay la il daran tahay xaalad dhif ah oo loo yaqaanno progeria, taasoo ka dhigaysa inay u ekaato afar laab da’deeda. Labo sanno kahor, Raizel ...

Read More »

12 jir noqday xiddig kubadda cagta xirfaddo cusub la soo galay?

Himilo – Wiil yar oo 12 jir ah oo u dhashay Nigeria ayaa rajaynaya inuu mustaqbalka kubbada cagta adduunka ka dhex muuqdo, kaddib markii uu dhigay rikoor cusub oo kubadda cagta ah. Rikoorka uu dhigay ayaa ah inuu kubbada ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan