Home / MAQAALO (page 13)

MAQAALO

Maqaal – Dalmarayaal u safra sidii dal-xiisayaal kase duwan!

Muqdisho – Qofi waxa uu laabta ku beegto cidi ma ogaato balse kol baa sida kaah iftiin loo arkaa waase goortuu kadin ka helo wixii ku keydsanaa. Biyuhuba kolkay karaarada ka kormaraan ayaa laga kurboodaa, kulamana laga yeeshaa iska moosidooda ...

Read More »

Ma dhabbaa in Muuska laga qaado caafimaad-darro?!

Muqdisho – Muuska ‘Banana’ waa mid ka mid ah dalaga ugu muhiimsan qudaarta, waxa uu kaalin lixaad leh  kaga jiraa dhaqaalaha dhowr dal oo kamid ah dunida, tiiyoo ugu wacan tahay qiimaha sare ee uu kaga jiro cunnada, xawliga isticmaalkiisa ...

Read More »

Mushkiladda heysata Qoysaskeenna Yurub ku nool.

Muqdisho – Dhaqankeennu wuxuu hadiyo jeer ahaa mid ku ilaashan isku xirnaanta iyo ka tilmaansiga hiddaha xeesha dheer ee awoowayaasheen. Dhaqanku wuxuu lahaa xeer iyo shuruuc degsan oo lagu wada arooro iyo hidde, dhaxal ahaan, lagaga daydayo jiilalkeennii hore. Marna ...

Read More »

Taariikhda Qoran – Dooxadii Mag Ari.

Muqdisho – Soomaalidu Geela wuxuu qarniyo badan usoo ahaa tiir-dhaxaad noloshooda kaalin mug kaga jira. Waxaa la yiri saddex noolaha kale oo dhan fool-xumo ku ah ayaa Geela qurux u ah, waxayna kala yihiin; Farruurta jeexan. Kuruska (tuurta). Habeedda. Wiil ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan