Home / Naafada (page 3)

Naafada

Hooyo naafo u noqotay badbaadinta Bisad yar oo halis ku jirta.

Muqdisho – Hooyo saddex dhal ah ayaa laga yaabaa inaysan dib u socon kadib markii ay kasoo dhacday geed xilli ay badbaadinaysay bisad yar. Hooyadan u dhalatay Australia ayaa noqotay naafo kadib markii ay fuushay geed ay saarnayd bisad yar ...

Read More »

La kulan – Indhoole iyo gacmo laawe saaxiibo ah oo wadajir u beeray geedo badan.

Muqdisho – Waxay alkumeen midnimo aan caadi ahayn – gaar ahaan iyaga oo ku bahoobay arrin u baahan xoog badan sida geed beerista. Nin indhoole ah iyo gacmo laawe ayaa naafanimadooda kaga guuleystay adeegsiga indhaha iyo gacmaha midka kale. Jia ...

Read More »

Baaqa Naafada Qaranka – Halgamayaal Gargaar u baahan!

Muqdisho – “Waxaan nahay qeybaha nugul ee bulshada kamid ah oo baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana isugu jirnaa naafadii shalay iyo kuwii burburka kadib,” Faalladaas qiirada leh – oo ah dareen maalinle oo ku daabacan qaluubta dadka qaba baahiyada gaarka ...

Read More »

Ned Norton – Sama-falaha Jir-dhiska u sameeya dadka Naafada ah.

Muqdisho – Ned Norton wuxuu u shaqeynayay sida tababare jireed oo katirsan tartamada Olombikada markii nin da’yar oo ka jaban laf dhabarta sare ee luqunta uu u yimid – isaga oo weydiistay kaalmo. “Ugu horreyn, ma aqoon wixii aan ka yeeli ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan