Home / Tacliin

Tacliin

Muxuu yahay Bandhigga hal maalin ay ka soo qayb galeen 70,00 qof?

Himilo – Bandhigga buugaagta caalamiga ah ee Muscat ee dalka Cumaan ayaa sanadkan soo jiitay dad tiradoodu sareyso, iyadoo hal maalin ay ka qeybgaleen in ka badan 70,000 qof. Tani waxay muujinaysaa heerka sare ee xiisaha dadweynaha u qabaan bandhiggan. ...

Read More »

Maalinta caalamiga ee afka hooyo

Himilo – Maalinta caalamiga ee afka hooyo waxaa loo debaal-degaa 21 Febraayo sanad kasta si loo dhiiri-geliyo kala duwanaanshaha luuqadeed iyo midka dhaqan ee caalamka. Waa maalin loo aqoonsaday in lagu turxaan bixiyo afafka oo la aaminsan yahay inay sal ...

Read More »

Todobaadka Technolojiyada Jaamacada Muqdisho oo la daahrogay.

Himilo – Todobaadka Technolojiyada Jaamacada Muqdisho ayaa si qurux badan uga qabsoomay Muqdisho. Waxa ka soo qeyb galay marti sharaf kala duwan oo ay kamid yihiin khubaro dhanka tiknoolojiyadda ah, macallimiinta iyo ardayda Kuliyada Computer-ka iyo IT . Inta uu ...

Read More »

Sidee bahda waxbarashada u aragtaa xiritaanka baraha bulshada qaar?,daawo

Dhawaan Dowladda Federaalka ah ayaa soo saartay go’aan lagu joojinayo qaar ka mid ah baraha bulshada iyo aaladda qamaarka ee 1xbet lagu magacaabo. Inta badan bahda Waxbarashadu waxa ay qabaan in aan la xirin Barta Telegram hayeeshee ay soo dhaweynayaan ...

Read More »

Jaamacadda Muqdisho oo 12; Bare u dallacsiisay Bare sare,daawo

Jaamacadda Muqdisho ayaa soo qaban qaabisay munaasibad 12; bare Jaamacadeed loogu dallacsiinayay darajada Bare sare. Madaxda ugu sarreysa Jaamacadda iyo mas’uuliyiin kale oo la casuumay ayaa ka qeybgalay munaasibaddaas oo ay madaxdii ka hadashay soo bandhigeen heerarka ay soo martay ...

Read More »

Barayaasha Dugsiyada sare ee Muqdisho oo tababar loo qabtay,Daawo

Jaamacadda Muqdisho ayaa soo qaban qaabisay tababar laba maalmood socday oo loo qabtay Barayaasha wax ka dhiga Dugsiyada sare ee Magaalada Muqdisho. Tababarkan oo ay ka faa’ideysteen in ka badan 100 Macalin oo ah barayaasha Iskuullada ku yaalla Muqdisho ayaa ...

Read More »

Gabar da’yar oo dadaalkeeda lagu abaalmariyay,daawo

Sumayo C/Xakiin waxaa ay waxbartaa Carruurta aysan waalidkood awoodin bixinta qarashaadka Iskuullada. Gabdhan waxaa ay qudheedu wax ku soo baratay duruufo adag waxaana gacanqabtay Ardey kale oo ka caawiyay in ay wax barato. Dugsiga Al Anwaar oo ay gabadhan dhiganeysay ...

Read More »

Barnaamijka Aqoon-kaal,Dhegeys

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Aqoon-kaal.

Read More »

Tababar loo qabtay Qalin-maalka da’da yar,Daawo

Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyay tababar socday maalmo kooban kaas oo loo qabtay qorayaasha da’da yar ee ku nool magaalada. Ujeeddada waxaa ay ahayd in laga saxo Afka Hooyo maaddaama ay yihiin qorayaal soo baxaya una baahan in la ...

Read More »

Barnaamijka Aqoon-kaal

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Aqoon-kaal.

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan