Home / Tacliin (page 8)

Tacliin

Dugsi kala wareegaya waalidiinta carruurta marka aysan bixin kharashaadka cuntadooda!

Himilo – Dugsiga Wyoming Valley West ee ku yaalla gobalka Pennsylvania ayaa uga digay waalidiinta in lagala wareegi doono carruurtooda haddii ay awoodi waayaan inay bixiyaan deymaha lagu leeyahay oo ka dhashay kharashaad cunto lagu siiyay carruurtooda. Warqad loo diray ...

Read More »

UNESCO: 132 Milyan oo gabdho ah ma heystaan fursad waxbarasho

Himilo – Warbixin cusub oo ka soo baxday hay’adda Qaramada Midoobay ee UNESCO ayaa lagu sheegay in 132 Milyan oo gabdho ah inaysan ku jirin waxbarasho caalamka oo dhan. Hay’adda u qaabilsan QM barbaarinta, seyniska iyo dhaqanka ayaa xustay in ...

Read More »

Magaca haweenay Mareykan ah oo dood ka dhaliyay baraha bulshada

Himilo -Magaca haweenay u dhalatay Mareykanka ayaa dood ka dhaliyay baraha bulshada kaddib markii la guddoonsiiyay darajada cilmiyeed ee PhD-da sida laga soo xigtay warbaahinta Mareykanka. Haweenayda oo lagu magacaabo Marijuana Pepsi Vandyck ayaa ka baxday jaamacadda Cardinal Stritch University ...

Read More »

Oxford oo lagu garaacay liiska jaamacadaha ugu wanaagsan Ingiriiska

Himilo FM –Waxa uu noqday war weyn oo ay ka naxeen ardayda Ingriiska. Waa markii ugu horreysay oo jaamacadda Oxford ka hoos marto booskeedii 1aad ee liiska jaamacadaha ugu wanaagsan Ingiriiska iyada oo ay kaalinteeda qaadatay jaamacadda University of St ...

Read More »

Hindiya: Dhimashada 20 arday oo lala xiriirinayo natiijadda imtixaanaadka

Himilo FM –Dalka Hindiya, ku dhawaad 20 arday ayaa ka taqalustay naftooda deegaano kala duwan markii lagu dhawaaqay natiijadda imtixaanaadka dugsiyada. Hal milyan oo carruur Hindi ah ayaa ka qeyb galay imtixaanaadka Febraayo illaa Maarso xilli ay dhaceen ku dhawaad ...

Read More »

Dubai: Saacadaha waxbarashada oo la soo gaabinayo Ramadaanka

Himilo FM –Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee ku yaalla magaalada Dubai ayaa soo gaabinaya saacadaha waxbarashada inta lagu guda jiro bisha Ramadan ee soo socota. Hay’adda kormeerta waxbarashada Dubai ee KHDA ayaa xustay in xisadaha dugsiyada bilaaban doonaan 8:00am ama ...

Read More »

Jaamacadaha ugu wanaagsan carabta oo liis laga soo saaray

Himilo FM –Jaamacadaha Sacuudiga ayaa soo galay kaalmaha ugu horreeya jaamacadaha ugu wanaagsan ee carabta marka la eego qiimeyn la soo saaray sannadkan 2019. Sida laga soo xigtay hay’adda Times Higher Education, labo jaamacadood oo Sacuudiga ku yaalla ayaa yimid ...

Read More »

Lakulan – 12 jirka ku qaada dhabarka saaxiibkii si uu u gaarsiiyo dugsiga!

Himilo FM –Waxay yiraahdaan waa suura gal wax kasta marka aad heysato saaxiib wanaagsan oo ku taageeraya xilliga adag ee ku soo mara. Wiil naafo ah oo ku nool Shiinaha ayaa awood u yeeshay inuu xaadiro fasalka dugsiga muddo lix ...

Read More »

Maxaa macallin Kenyaan ah loo siiyay 1 Milyan oo doolar?

Himilo FM –Macallin Kenyaan ah oo maadada seyniska ka dhiga tuulo fog islamarkaaana lacagta soo gasha ku caawin jiray ardayda saboolka ah ayaa ku guuleystay abaalmarin caalami ah oo ku kacaysa 1 Milyan oo doolar. Peter Tabichi ayaa wax ka ...

Read More »

Shiinaha: Layli shaqo oo loo diray arday oo dhaliyay dood kulul!

Himilo FM –Macallin jaamacadeed ayaa abuuray dood kulul gudaha dalka Shiinaha markii uu ardayda siiyay layli shaqo oo dhigaya inay ku darsadaan 1667 saaxiib boggaga ay ku leeyihiin shabakadda xiriirka bulshada Shiinaha ee WeChat. Waxay tani ku helayaan ardayda darajada ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan