Home / Uncategorized (page 21)

Uncategorized

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo 102.5 M.H.Z. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Todobaadkan waxaan barnaamika qeybtiisa hore  ku wareysanay  Abuubakar Cabdulaahi Maxamed oo ah wiil aad u da’ yar oo qoray dhawr buug, qeybta labaadna waxaad ...

Read More »

Xogta kulanka Burton Albion iyo Liverpool

Liverpool ayaa wajaheysa caawa kooxda Burton Albion kulan ka tirsan wareega labaad ee koobka League Cup-ka iyadoo Klopp uu isbadal weyn ku sameyn doono shaxdiisa kadib guuldaradii Burnley. Daafaca ay sida xorta ah ku heleen Matip ayaa filanaya inuu kusoo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Axmed Maxamed Maxamuud ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Madasha Haweenka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Hanaa Maxamed Maxamuud. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:-Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan Shubanka.

Barnaamijkan waxaan diiradda ku saarnay cudurka shubanka kaasi oo deegaanada soomaaliya xilliyo kala duwan ku soo laab-laabtay. Waxaa barnaamijka Marti ku ah Abuukar Axmed Aadan  oo aqoon u leh Caafimaadka Dadweynaha. Waxaa Soo Jeedinaya Weriye Aweys Xuseen. Halkan Hoose Ka ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-  

Read More »

Dhageyso:-Warbixin Ku Saabsan Dhalaanka Soomaaliyeed Ee Agoonta Noloshooda..

Waa Warbixin aan kusoo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo 102.5MHZ. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Qadar Cabdi. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Toddobaadkan waxaa barnaamika marti noogu ah Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ah suugaan yaqaan daneeya dhaqanka Soomaalida  Iyo Cabdullaahi Cartan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan