Home / Cayaaro / Champions League 2022/2023 oo durba billaabanaya

Champions League 2022/2023 oo durba billaabanaya

Himilo – Kooxda Reer Spain ee Real Madrid ayaa loo caleemasaaray Horyaalka Kubadda Cagta Qaaradda Europe ee UEFA champions League, hayeeshee 21ka Bisha soo socota ee June ayey UEFA go’aamisay in dib loo billaabo ciyaaraha loogu soo baxayo UEFA sanadka soo socda.

Kooxaha ay hadda u xaqiiqsantahay in ay soo baxeen waa kuwa ku guuleystay 5ta Horyaal ee ugu xiisaha badan Europe iyo kuwa galay kaalimaha 2aad ilaa 4aad.

Haddaba kuwa huba in ay sanadka dambe ciyaarayaan ayaa durba la sameeyay sida ay isugu aadi karaan waxaana ay kalayihiin sidan;

Godka 1aad

Real Madrid

Eintracht Frankfurt

Manchester City

AC Milan

Bayern Munich

PSG

Porto

Ajax

Godka2aad

Liverpool

Chelsea

Barcelona

Juventus

Atletico Madrid

Sevilla

RB Leipzig

Tottenham.

Godka 3aad.

Borussia Dortmund

RB Leipzig

Shakhtar Donetsk

Inter

Napoli

Sporting CP

Bayer Leverkusen.

Kooxahan ayaa sugi doona kooxaha ka soo baxaya ciyaaraha loo yaqaan bug baxa ee billaabanaya 21ka bisha soo socota.

About Ahmed Haaddi

error: Copy lama Ogola Fadlan