Dhallinyarada ku ganacsada Gawaarida gacmaha ee yar yar ayaa ku soo badanaya suuqyada Muqdisho, gaar ahaannakuwo dhawaan la yimid hal abuur cusub.
Axmed Aweys oo ka mid ah dhallinyaradaas ayaa Gaari ka gacan la taagan hareeraha Laamiga,waxaa uu iibiyaa Bocor Cadde kaas oo adeegsigiisu uu ku soo batay dalku.
Inkasta oo markii hore loo adeegsan jiray in lagu darsado Suugada iyo Maraqa cuntada,hadda waxaa loo adeegsadaa siyaabo taa ka duwan oo ay ka mid tahay in Cabitaan laga sameeyo.
Axmed iyo dhallinayaro kale oo badan ayaa dadka ugu diyaariya baco iyaga oo ka iibiya sidaasna uu qofka ugu dhibtoon sameyntiisa maaddaama ay hoolaan ama fiiqaan.
Halkan ka daawo.
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/820227916121796/