Home / Macluumaad / Macluumaad kooban oo ku saabsan derbiga ugu weyn dunida

Macluumaad kooban oo ku saabsan derbiga ugu weyn dunida

Himilo – Derbiga weyn ee shiinaha waa derbiga ugu dheer caalamka, dhererkiisu waxa uu gaarayaa 21,000 km, taas oo ka dhigay inuu saddex mar ku jibbaarmo bedka dalka Britain.

Dhismaha derbiga ‘Great wall, waxaa billaabay boqorkii Qin Shi Huangdi oo sanadkii 221-210 ka hor dhalashadii ciise (cs).

Dhulka waxa uu ka sarreeyaa 4.5 illaa 12 m. waxa uu ka bilowdaa magaalada Shanghai oo bariga ah illaa magaala xeebeedka Jiayu oo dhanka galbeedka shiinaha ah.

Qeybo kamid ah derbiga ayaa la burburiyay intii u dhaxeysay 1966 illaa 1979 si halkaa looga dhiso biyo xireen.

Cilmi baaris ay sameysay dowlada Shinaha sanadkii 2012, waxa ay ku sheegeen dhererka saxda ah ee derbiga in uu gaarayo 21,000 km.

Marka laga yimaado derbiga the Great wall of china oo ah midka ugu dheer caalamka waxaa jira, derbiyo kale oo u dhaxeeya waddamo siyaasad ahaan isku qilaafsan sida:

  1. Proposed U.S.-Mexico wall (1,900 miles/30,500 kilometers)
  2. Israeli West Bank barrier (440 miles/708 kilometers)
  3. Korean Demilitarized Zone (160 miles/ 257 kilometers)
  4. Hungarian Border Wall (109 miles/175 kilometers)
  5. Berlin Wall (96 miles/154 kilmometers)
  6. Hadrian’s Wall (73 miles/118 kilometers)
  7. Walls of Babylon (56 miles/90 kilometers)
  8. Walls of Constantinople (14 miles/ 22.5 kilometers)
  9. The Walls of Ston (4.3 miles/6.9 kilometers)

W.Q: Cali Cabdullahi Hilowle

About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan