Home / 2017 / November (page 6)

Monthly Archives: November 2017

Marka uu Musuqu  inaga dhigo kuwa Jaahiliin ah!

Muqdisho – Musuq waa lunsasho hanti dadweyne kana dhici kara goob si gaar ah loo leeyahay ama rug danta bulshada loogu adeego. Waxaa lagu tusaaleeyaa laaluush, dhagar, wax is-daba-marin iyo qaraabo-kiil intaba. Waddamada qaar, qofka ku dhaqaaqa musuqa waxaa lagu ...

Read More »

Ronaldo oo doonaya in uu ka tago Real Madrid.

Muqdisho – Cristiano Ronaldo ayaa doonaya inuu ka tago Real Madrid, sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday Chiringuito TV oo ku yaalla wadanka Spain. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Portugal ayaan qaab ciyaareed wanaagsan ku jirin bilihii u danbeysay, ...

Read More »

Paul Pogba uma ciyaarayo Manchester United kulanka Newcastle.

Muqdisho – Tababaraha Manchester United, Jose Mourinho ayaa lagu soo warramayaa in uusan halis gelin doonin Paul Pogba kulanka Newcastle ee Sabtida. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa seegay 12-kii kulan ee ugu danbeysay ee Red Devils, markii dhaawac muruqa ah uu ...

Read More »

Atletico Madrid oo dooneysa ciyaaryahanka Mesut Ozil.

Muqdisho – Mesut Ozil ayaa lagu soo waramayaa inuu bar-tilmaameed u yahay kooxda Atletico Madrid. Ozil ayaa hal sano kaga hartay qandaraaskiisa Emirates Stadium, kooxo badan oo ay ku jirto Manchester United ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo kubad sameeyahan. ...

Read More »

Qaraxii 14-ka October –Bil kadib Xusuusta Maanta!

Muqdisho – 30 cisho kadib halkan waxaa kasii dhamaanaya muuqaalladii argagaxa lahaa ee 14-kii October ka dhacay kaas oo galaaftay nolosha dad badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo maanta oo kale ifka isaga hayaamay. Dhismayaasha howshoodu wali qabyada tahay iyo kuwa ...

Read More »

14 November – Maalinta Caalamiga ee Cudurka Macaanka.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-degaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay  Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay Charles Best ay suura-geliyay daahfurka insuliinta sanadkii 1921-kii. Maalintan waxaa markii ugu horreysay la hindisay sanadkii 1991-kii ...

Read More »

Borussia Dortmund oo kusoo biirtay loolanka loogu jiro Emre Can

Muqdisho – Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Liverpool, Emre Can ayaa la warinayaa inuu xiiso ka helayo kooxda ka dhisan horyaalka waddanka Jarmalka  ee Borussia Dortmund. Can ayaa loo arkaa mid kamid ah kuwa heerka fiican ee Jurgen Klopp oo hadda ...

Read More »

Manchester United oo £85m ku doonaysa Gareth Bale.

Muqdisho – Manchester United ayaa rajeyneysa in ay la saxiixato Gareth Bale,  sida laga soo warramayo.  Kooxda milkiyan laacibkan leh ee Real Madrid ayaa qorsheyneysa in ay laacibkan ku fasaxaan £85m oo lacagta ganiga istarliinka ah. United ayaa dhawaanahaan lala ...

Read More »

Chelsea oo £100m kula saxiixanaysa weeraryahanka Inter Milan ee Mauro Icardi.

Muqdisho – Kooxda heysata hoyaalka Premier League ee Chelsea ayaa lagu soo warramayaa in ay isku diyaarineyso soo xera-galinta xiddiga kooxda Inter Milan  ee Mauro Icardi, iyada oo ku dooneysa lacag gaareysa £100m sida ay wararku sheegayaan. Blues-ka ayaa qorshaheedu ...

Read More »

Aokigahara – Keynta Geerida.

Muqdisho – Waxaa loo suntay kobta ugu habboon ee lagu dhinto sida uu ku qoray buuggiisa The Complete Manual of Sucide, qoraaga Wataru Tsurumi, Aokigahara waa keyn mugdi ah oo dhacda ardaaga buurta Fuji taas oo ku caan ah kob ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan