Home / 2019 / August / 15

Daily Archives: August 15, 2019

Iwobi “Waxaan doonayaa in aan masuuliyad badan ku qaado Everton.”

Himilo – Alex Iwobi ayaa shaaca ka qaaday inuu rajeynayo inuu qabto door muhiim ah mudada uu joogo Everton. Xiddiga khadka dhexe ayaa isku diyaarinayay ololaha cusub ee Arsenal markii Everton ay ku guuleysatay dalab weyn oo ay ku dooneysay ...

Read More »

Halkee ayay ku nool yihiin tirada ugu badan ee libaaxyada qaaradda Afrika?

Himilo – Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in Tanzania ay ku nool yihiin libaaxyada ugu badan qaaradda Afrika marka la eego dalalka kale. Warbixinta ka soo baxday jaamacadda Oxford ayaa ka digtay hoos u dhaca tirada libaaxyada qaaradda Afrika ...

Read More »

Real Madrid oo diiday bixinta Vinicius Junior

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay ku guuldareysatay codsi ah inay ku darto da ‘yarka Real Madrid Vinicius Junior heshiis kasta oo uu kaga tagayo Neymar. Real ayaa lagu soo waramayaa inay isku dayeen inay la soo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan