Himilo – Kooxda Tottenham Hotspur ayaa qorsheyneyso dalab ay bisha Janaayo ka gudbineyso weeraryahankii hore ee kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid Diego Costa. 32 jirkaan ayaa dhawaan qandaraaskiisa si wada jir ah looga joojiyay lix bilood horaantii kooxda reer Spain, ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Fabrizio Romano: “Jadon Sancho wuxuu ka tagi doonaa Borussia Dortmund xagaaga soo aadan”
Himilo – Xiddiga kooxda Borussia Dortmund Jadon Sancho ayaa la filayaa inuu ka tago kooxda xagaaga soo aadan, iyadoo Manchester United ay culeys ku saareyso garabka si ay ula soo saxiixato. 20 jirkaan, oo weli ah bartilmaameedka koowaad ee United ...
Read More »Tababar la xiriira hab-tabinta habboon ee doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho
Himilo – Seminaar ujeedkiisu ahaa in la fahmo sida halista looga taxaddaro iyo sida loogu shaqeeyo duni halisku ah nolosha iyo bedqabka weriyaha Somaaliyeed ayaa lagu qabtay hoteelka Jazeera Palace ee caasimadda Muqdisho. Tababbarkan oo ay ku deeqday Hey’adda IMS ...
Read More »Guulleystayaasha tartanka tiknoolojiyadda Bariga-dhexe
Himilo – Koox arday ah oo u dhashay Pakistan ayaa sanadkan ka mid noqday tartamayaashii kusoo baxay loolanka tiknoolojiyadda baroga-dhexe oo ay qabato shirkadda Huwei, kaas oo ay ka qeyb galaan in ka badan 15-kun oo arday ah oo ka ...
Read More »Liverpool oo aan wali qorshaynayn saxiixyo bisha Janaayo
Himilo – Liverpool ayaan wax niyad ah u hayn in ay samayso saxiixyo cusub inta lagu guda jiro suuqa furmaya bisha Janaayo. Jurgen Klopp ayaa ku qasbanaaday inuu la qabsado dhaawacyo muddo dheer ah xilli ciyaareedkan, gaar ahaan daafaca iyadoo ...
Read More »Isco oo ka doorbiday Arsenal iyo Everton koox Spain ah
Himilo – Sevilla ayaa la filayaa inay ku guuleysato tartanka loogu jiro saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Isco dhammaadka xilli ciyaareedkaan. Kubad-sameeyahan ayaa weli kusii jira safka kooxda Zinedine Zidane xilli ciyaareedkan, isagoo kaliya seddex kulan kusoo billowday ...
Read More »Kelley: Ninkii jeegga been abuurka ah ku iibsaday gaariga
Himilo – Waxa uu go’aansaday inuu aado dukaameysi si Jeeg been abuur ah oo uu ku daabacay kombuyuutarka gurigiisa yaalla ugu soo iibsado gaari joogga $140,000, isku-daygaasi oo ugu danbeyntii ku guulleystay. Casey William Kelley, ayaa la qabtay isaga oo ...
Read More »Joe: Kaddib muddo uu shaqo la’aan ahaa waxa uu ku guulleystay bakhtiyaal-nasiib
Himilo – Joe Camp waxa uu ka shaqeynayay dugsi ku yaala gobolka North Carolina ee dalka Mareykanka, halkaasi oo uu caruurta wax ku bari jiray muddo ka badan labaatan sano ah. Si looga samata-baxdo mushkiladda dhaqaale ee ka dhalatay cudurka ...
Read More »Duuliye: “Ficilkeyga waxa uu noqon karaa astaan farxadeed”
Himilo – Ku dhawaad muddo sanad ah oo dadyowga dunida ay ka niyad jabsanaayeen xaaladda cudurka Covid-19, waxa ugu danbeytii lasoo saaray tallaal ka hortag u noqon kara. Dadaaladaasi xakameynta iyo hortagaba waxaa hormuud ka ah culumada caafimaadka, qof walibase ...
Read More »Lionel Messi oo koox cusub ka raadsanaya Barcelona
Himilo – Barcelona weeraryahankeeda Lionel Messi ayaa shaaciyay in hammigiisa yahay ka ciyaaritaanka MLS kahor inta uusan soo idleyn waayihiisa ciyaareed. Messi ayaa gelaya kowda bisha Janaayo lixda bilood ee ugu danbeysay heshiiskiisa naadiga, isaga oo heshiis la funaranaya kooxo ...
Read More »