Home / 2020 / February / 10

Daily Archives: February 10, 2020

Chelsea oo ku dhaw saxiixa goolhaye Andre Onana

Himilo – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhaw dahay saxiixa goolhayaha kooxda Ajax Andre Onana. Iyada oo uu Kepa Arrizabalaga sameeyay khaladaad waaweyn xilli cayaareedkan, Frank Lampard ayaa ka saaray shaxda kooxda koowaad. Madaxa kooxda Chelsea ayaa la ...

Read More »

Nat Hines: 99 sanno jirka sida joogtada ah u adeegsada jirdhiska

Himilo – Tan iyo dagaalkii Labaad ee dunida, Nat Hines waxa uu joogteeyay adeegsiga jimicsiga. Hadda waa 99 sanno jir marka aad wejigiisa eegto kama muuqata da’diisa, waxa uu caddeeyay waxa keliya oo aad u baahan tahay si aad u ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

5 Milyan qofood ayaa ka tagay Wuhan tan iyo markii uu dillaacay caabuqa Corona

Himilo – Ku dhawaad 5 Milyan qofood ayaa ka tagay magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha tan iyo markii uu halkaasi ka dillaacay caabuqa Corona kahor inta aan magaalada laga sameyn xarumo karantiil si loo joojiyo fiditaanka xannuunka. Toddobaadyo kaddib markii ...

Read More »

Liverpool oo u dhaqaaqi karta weeraryahanka RB Leipzig ee Werner

Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheynayso u dhaqaaqista weeraryahanka kooxda RB Leipzig Timo Werner xilli danbe oo sannadkan ah. Isaga oo dhaliyay 23 gool oo horyaalka Bundesliga ah xilli cayaareedkan, Werner ayaa la tilmaamay in uu u ...

Read More »

Japan oo ciyaartoyda Muslimiinta Olombikada u diyaarinaysa Masjid guur-guura

Himilo – Cayaaraha Olombikada had iyo goor waxaa ka qeyb gala tiro badan oo ciyaaryahanno ah kuwaasi oo ka kala socda dalal kala geddisan. Tan iyo markii qarniyo kahor uu ka billowday magaalada Athens, cayaarahan ayaa ahaa kuwa dadka mideynaya. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan