Himilo – Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in muddo 20 sanno gudaheed ah in carruurta dhasha waalidiintooda noqon doonaan kuwa iska bartay baraha bulshada si ka duwan habab dhaqameedka kale. Baaritaanka oo ay sameeyeen arday katirsan jaamacadda Imperial College ...
Read More »Monthly Archives: June 2020
20 June- Maalinta caalamiga ee Qaxootiga
Himilo – Duni rabshaduhu ay kumaankun qoysas ah ku qasbaan inay barakacaan maalin walba, hadda waa waqtigii la tusi lahaa sida loo garab istaagi karo. Si tan loo hir-geliyo, hey’adda QM u qaabilsan qaxootiga ayaa billowday ol’ole dowladaha loogu yeerayo ...
Read More »Arteta oo doonaya in David Luiz uu sii joogo Arsenal
Himilo – Tababara Arsenal Mikel Arteta ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in David Luiz uu joogo kooxda xagaagan. Qandaraaska daafaca ee Emirates Stadium ayaa dhacaya dhammaadka ol-olaha 2019-20, waxaana soo baxayay warar ku saabsan mustaqbalkiisa. Luiz ayaa loo qaatay ...
Read More »Cano Cristales – Webiga ‘Shanta Midab’ ama Qaanso-roobaad
Himilo – Webiga Shanta Midab’ ama ‘Webiga Qaansa-roobaad’, Cano Cristales waa mid kamid ah webiyada ugu cajiibka badan caalamka. Inta ugu badan sannadka, Cano Cristales river oo ku yaalla dalka Colombia kaliya waa mid aan ka duwanayn qulqul biyoodka webiyada. ...
Read More »Man United oo loo sheegay lacagta lagu heli karo Ansu Fati
Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in loo sheegay inay la yimaadaan adduun dhan £153m haddii ay doonayaan saxiixa weeraryahanka Barcelona Ansu Fati inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Kooxda Red Devils ayaa si weyn loola xiriiriyay ...
Read More »Wax ka ogow Geed seytuunka ugu cimriga dheer dhulka Falastiin
Himilo – Sheekada ku saabsan geed Seytuunka ugu cimriga dheer dhulka Falastiin oo la yiraahdo al-Badawi ayaa dad badan is-weydiinayaan goortuu curtay iyo inta uu sii jiri karo gu’ ahaan. Geedku wuxuu ku yaallaa xaafadda al-Walaja, oo shan kilomitir u ...
Read More »Tottenham Hotspur oo dooneysa Thomas Meunier
Himilo – Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso saxiixa daafaca kooxda PSG Thomas Meunier. Kaddib markii uu muddo afar sanno ah joogay Parc des Princes, cayaaryahanka daafaca ah ayaa qorsheynaya in uu ka tago kooxda heysata horyaalka Faransiiska ...
Read More »Miyuu isbadalka cimilada saameyn ku leeyahay dhalashada lab iyo dhedig?
Himilo – Saynisyahano katirsan machadka Hugai ee dalka Jabaan ayaa shaaciyay in isbadalada iyo musiibooyinka xagga cimilada inay saameyn ku leeyihiin dhalashada carruurta iyadoo wiilasha yihiin kuwa ugu nugul. Sida laga soo xigtay baarayaasha, duruufaha cimilada ee xun ayaa saameeyay ...
Read More »Waa in aad beertaa labo geed mar kasta oo aad guri ka dhisaneyso dalkan!
Himilo – Si looga shaqeeyo billicda deegaanka, maxkamadda sarre ee Lahore ayaa ku dhawaaqday inay waajib tahay in qofka uu ugu yaraan talaalo labo geed marka uu dhisanayo guri. Isaga oo akhrinayay warqad furan oo la xiriirta wasakhda deegaanka ayaa ...
Read More »Mareykanka: Bukaan ka soo kabsaday Karoona oo lagu dallacay 1 Milyan oo doolar!
Himilo – Muwaadin u dhashay Mareykanka oo ka soo kabsaday xannuunka safmarka ah ee Karoona ayaa si kedis ula kulmay dhacdo layaab leh inkasta oo uu sheegay in uu yahay qof nasiib badan. Sida uu qoray wargeyska Seattle Times, Mikel ...
Read More »