Home / 2020 / June (page 6)

Monthly Archives: June 2020

Maqal- Barnamijka Aqoonkaal

Read More »

Arsenal oo iibineysa Ainsley Maitland-Niles

Himilo – Arsenal ayaa la soo warinayaa inay iibineyso Ainsley Maitland-Niles inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga iyada oo ku dooneysa adduun dhan £20m. 22 jirka ayaa ka soo muuqdayb 24 kulan xilli cayaareedkan inkasta oo uusan ka soo ...

Read More »

Dhalashadaada labaad ayaad ka heli kartaa dalalkan haddii aad maal-gashato!

Himilo – Ma dooneysaa in aad hesho baasaboor cusub oo kuu fududeeya socdaalkaaga caalamka. Ma aha layaab oo dad badan ayaa raadiya jinsiyad labaad iyaga oo maal-gelin ka sameynaya qaar kamid ah dalalka. Dalal dhowr ah ayaa siiya dhalashadooda maal-gashatada ...

Read More »

Real Madrid oo u dhaqaaqaysa Raheem Sterling

Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaaa inay u dhaqaaqayso saxiixa weeraryahanka Man City Raheem Sterling si ay u keento garoonka Bernabeu inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. 25 jirka ayaa sameeyay bandhig wanaagsan ol-olaha 2019-20 isaga oo ...

Read More »

14 June – Maalinta caalamiga ee dhiig-ku-deeqista

Himilo – Taariikhdu waa in kor loogu dhigaa wacyiga la xiriira muhiimadda dhiig ku deeqista iyo in dadka lagu dhiirri-geliyo inay bixiyaan, isla markaana looga mahad-celiyo kuwa dhiiga bixiya sida ay u badbaadiyaan nolosha Aadanaha shardi la’aan. Waxaa la qiyaasaa ...

Read More »

Liverpool oo £110m ku dooneysa xiddigo katirsan Wolves

Himilo – Liverpool ayaa ka arrinsaneysa inay a £110m ugu dhaqaaqdo xiddigaha kooxda Wolverhampton Wanderers Adama Traore iyo Ruben Neves inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Traore oo dhaliyay lix gool islamarkaana caawiyay 10 kale 43 kulan xilli cayaareedkan ...

Read More »

Lacazette oo damaanad boos ah ka doonaya Arsenal

Himilo – Alexandre Lacazette ayaa la soo warinayaa in uu Arsenal ka doonayo damaanad ku saabsan in uu mustaqbal ku leeyahay garoonka Emirates Stadium. Weeraryahanka Faransiiska ayaa wakhtiyo kal a duwan ku qaadanaya Arsenal tan iyo markii uu Lyon kaga ...

Read More »

13 June- Maalinta caalamiga ee xannuunka Albinism-ka

Himilo – Dadka qaba xannuunka Albinism-ka ayaa wajaha nuucyo kala duwan oo faquuq ah caalamka oo dhan. Waxay wali u muuqataa in xannuunka Albinism-ka laga fahansan yahay khalad iyadoo bulsho ahaan iyo caafimaad ahaanba la faquuqo dadka la nool. Tani ...

Read More »

Lakulan: Gabadha labadeeda gacmood mar kaliya wax ku wada qori karta

Himilo – Chen Siyuan, oo ah af-naqe ku nool Handan ee gobalka Hebei -Shiinaha, waxay awood u leedahay kartida ay labada gacmood mar qura wax ugu qori karto. Casriga maanta oo tiknoolojiyaddu noqotay mid looga maarmay waxyaalo badan, wax ku ...

Read More »

Tottenham oo wali xiiseynaysa Olivier Giroud

Himilo – Tottenham Hotspur ayaa wali xiiseynaysa saxiixa weeraryahanka Chelsea Olivier Giroud. Spurs ayaa si weyn loola xiriiriyay cayaaryahanka qaranka Faransiiska intii lagu guda jiray suuq furanka bishii Janaayo balse ma aysan wada gaarin heshiis. Giroud ayaa dhawaan saxiixay qandaraas ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan