Himilo – kooxdan ka ciyaarta horyaalka League 1 Faransiiska, ayaa hogaamineysa loolanka loogu jiro soo qaadashada xidigga weerarka kaga ciyaara Bristol City ee Famara Diedhiou. Sida ay qortay wakaaladda PA news, Dijon ayaa dadaal xoogan ku bixineysa saxiixa ciyaariyahankan 27-jirka ...
Read More »Daily Archives: September 13, 2020
Chelsea oo iibin doonta afar ciyaariyahan oo uu ku jiro Jorginho si ay u hesho Declan Rice
Himilo – Kooxda Chelsea, ayaa la werinayaa inay kala diri doonto afar kamid ah xidigaheeda si ay lacag ugu hesho saxiixa ciyaariyahanka kooxda West Ham United ee Declan Rice. Chelsea ayaa la fahansan yahay inay hadda u jiheystay dhinaca Rice, ...
Read More »19-jir la ganaaxay markii uu casuumaad u fidiyey 50-ruux
Himilo – 19-jir arday ah ayaa lagu amray inuu bixiyo ganaax lacageed oo dhan £10,000, oo u dhiganta 12,979 doolar,Walibana uu raaciyo raali galin kadib markii uu dad asxaabtiisa ah ku casuumay gurigiisa. Waxaa guriga ardayda oo ku yaala Nottingham, ...
Read More »Taher Ali: Nadiifiyaha dib u celiyay Dahab 15-kg ah oo uu helay
Himilo – Ninkan oo kasoo jeeda wadanka Pakistan ayaa nadiifiye ka ah goob baabuurta la dhigto oo ku taala magaalada Dubia ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, taas oo ay leedahay shirkadda Al Sabkha. Taher Ali Maqbool, oo ku jira shaqadiisa ...
Read More »