Home / 2020 (page 10)

Yearly Archives: 2020

Manchester United oo mushaarka u laba jibbaareysa Bruno Fernandes

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa isku diyaarinta in Bruno Fernandes siiyaan lacag dhan £200,000 isbuucii taasi oo noqon doonta laba jibbaar mushaarka xiddigan khadka dhexe. Sida ay ku warrameyso Mirror, United ayaa abaalgud u siineysa laacibkan reer Portuguese ...

Read More »

WHO: Tallaalku ma ciribtiri doono Covid-19

Himilo – Hay’adda Caafimaadka dunida ee WHO ayaa ka digtay in la isku haleeyo tallaalada Covid-19, kuwaas oo ay sheegtay inaysan ciribtiri karin cudurka dilaaga ah. “Tallaaladu kama dhigna in xanuunku baaba’ayo, waxey kaabe xoogan u yihiin qalabka lagu baaro ...

Read More »

La Kulan: Ninkii lugeeyay 420KM kaddib markii ay murmeen xaaskiisa

Himilo – Aadanuhu waa ay ku kala duwan yihiin hababka xakameynta carradooda, qaar baa markeey xaaladdaasi galaan jecel iney aamusaan, kuwaa qeyliya kuwana waxey ka tagaan halka ay ku carroodeen si ay isu dejiyaan waana tan uu sameeyay 48-jir u ...

Read More »

Masku waxa uu leeyahay 1,800 oo lafood!

Himilo – Inta la ogyahay 3,789 jaad oo mas ah ayaa maanta ku nool caalamka, kuwaas oo 140 ka mid ah ay ku nool yihiin Australia. Waxey leeyihiin hal madax iyo laba indhood waxaase la arkaa kuwa leh laba madax ...

Read More »

Liverpool oo u dhaqaaqday xiddig ka tirsan Brighton

Himilo – Liverpool ayaa la werinayaa in ay isku diyaarinayso in ay naadiga ka fasaxaan Georginio Wijnaldum sannadka soo aadan, iyaga oo hadda beddel ugu dhigaya Brighton laacibkeeda Yves Bissouma. Wijnaldum ayaa lala xiriirinayay kooxda  Barcelona xagaagan. Barcelona hoggaamiyaheeda Ronald ...

Read More »

Chelsea oo iska iibineysa Kepa Arrizabalaga

Himilo – Sida ay ku warrameyso ESPN, Chelsea ayaa diyaar u ah in ay iska iibiso Kepa Arrizabalaga marka la gaaro bisha January. Kepa ayaa lumiyay booskiisa kusoo bilaabashada safka koowaad ee Chelsea kaddib markii kooxda ay lasoo saxiixatay Edouard ...

Read More »

Adolf Hitler: Ninka ka dhuunta magaciisa!!!

Himilo – Waa dhacdo qabsata inta badan dadka leh magacyada shaqsiyaadka dunida ku reebay raadka xun amaba san. Adolf Hitler Uunona, waa siyaasi dhawaan kusoo baxay doorashada dowlaha hooose ee dalka koofurta galbeed ee qaaradda Africa ku yaalla ee Namibia, ...

Read More »

Dunida: 1.52 Milyan oo ruux ayaa u geeriyooday Covid-19

Himilo – In ka badan 1.52 milyan oo ruux ayaa caalamka ugu dhimatay halka 66 milyan oo qofna ay qaadeen feyruska dilaagga ah ee corona, xilli dowladaha dunida ay qorsheeynayaan in dadkooda la gaariyaan tallaalada xanuunka si loo xakameeyo, AFP ...

Read More »

Dhaqaalaha dunida oo kobci doona 4.2%

Himilo – Dhaqaalaha dunida ayaa la filayaa inu sameeyo sanadka 2021-ka kobac gaaraya 4.2%, sida uu saadaalinayo ururka iskaashiga dhaqaalaha iyo horumarinta ee OECD. waxeyna ka dhigan tahay rajadii ugu horreysay ee la muujiyo tan iyo markii uu billawday coronavirus. ...

Read More »

Guumeys illaalinaya beeraha tufaaxa Japan

Himilo – Waxaa suurtagal ah in noloshaada maalin uun maqashay Eey ayaa boliiska ka caawiyay soo qabashada danbiile, balse malaheyga waa ay kugu cusub tahay Guumeys shaqadaasi qabanaya. Dalka Japan, shinbiro guumeys ah ayaa illaaliya xilliga habeenkii ah beeraha tufaaxa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan