Himilo – Hay’adda diiwaan gelisa rikoorada caalamka ee Guinness World records ayaa aqoonsi caalami ah siisay baar ku yaalla dalka Koonfur Afrika oo sameeyay rikoor cusub. Baarkan ayaa ku guuleystay in uu macaamiishiisa u diyaariyo ku dhawaad 207 nuuc oo ...
Read More »Yearly Archives: 2020
PSG oo Mbappe siineysa qandaraas mushaar kordhin ah
Himilo – Kooxda Paris Saint-Germain ayaa u bandhigaysa Kylian Mbappe qandaraas cusub oo uu sannadkii ku qaadan doono adduun dhan £21 Milyan. Iyada oo qandaraaskiisa PSG ay ka harsan tahay muddo labo sanno iyo bar ah, haddana kooxda Faransiiska ayaa ...
Read More »Daraasad: Lo’da waxay leedahay farriimo coddeed ay kuwada xiriirto
Himilo – Khubaro reer Australia ah ayaa baaritaan ku sheegay in lo’da wada xiriirto iyada oo kaashaneysa codad ay ku cabbirto dareenkeeda gaarka ah sida inay wajaheyso ciriiri ama farxad. Natiijadda daraasadda oo ay sameysay jaamacadda Sydney ayaa tilmaameysa in ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Doorasho
Nin rikoor cusub ka sameeyay tartan lagu koro jaranjarada iyada oo la adeegsanayo madaxa
Himilo – Li Long oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa jabiyay rikoor caalami ah markii uu madaxiisa ku koray jaranjaro ka kooban 26 darajo isaga oo aan qeyb kale oo jirkiisa ah ku taaban. Ninka oo ku nool gobalka Henan ...
Read More »Barcelona oo xoojinaysa dadaalka ay ku dooneyso Adama Traore
Himilo – Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay xoojineyso dadaallada ay ku dooneyso cayaaryahanka Adama Traore kaddib markii ay oggaatay in Real Madrid xiiseynayso laacibka kooxda Wolverhampton Wanderers. 24 jirka ayaa sameeyay bandhig wanaagsan xilli cayaareedkan isaga oo soo jiitay ...
Read More »Sawirro: Caabuqa Coronavirus oo raadeeyay aroos wadareed
Himilo – Caabuqa Coronavirus ee ka dillaacay dalka Shiinaha ayaa ku fiday dalal badan. Keliya xannuunka ma uusan keenin in magaalooyin badan laga sameeyo goobo dadka lagu karantiilo balse waxa uu gaaray xafladaha aroosyadda. Koonfur Kuuriya, xaflad aroos wadareed ah ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Raadreeb
6 Febraayo- Maalinta caalamiga ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka fircooniga
Himilo – Gudniinka fircooniga waa dhaawaca loo geysto xubinta taranka haweenka sababo aan la xiriirin caafimad, waxaana loo arkaa xadgudub ka dhan ah xuquuqda gabdhaha iyo haweenka. Caadadan waxay ka tarjumeysaa sida loogu xadgudbo xuquuqda haweenka sida tan caafimaadka iyo ...
Read More »Chelsea oo dalab u diri karta Hakim Ziyech
Himilo – Chelsea ayaa la soo wariyay inay u dhaqaaqi karto weeraryahanka kooxda Ajax Hakim Ziyech suuq furanka xagaagan. Kooxda ayaa la filayay inay xoojiso safkeeda suuq furankii bishii Janaayo markii meesha laga saaray xannibaadii ka heysatay suuqa. Tababare Frank ...
Read More »
Radio Himilo
