Home / 2020 (page 106)

Yearly Archives: 2020

Sahan: 94% dadka Talyaaniga diyaar ayay u yihiin joojinta adeegsiga balaastikada

Himilo – Sahan la sameeyay dhawaan ayaa muujiyay in 94% dadka Talyaaniga inay diyaar u yihiin joojinta adeegsiga nuucyada balaastikada kala duwan. Sahanka oo uu sameeyay bankiga maal-geshiga Yurub iyo shirkadda BVI ee Faransiiska ayaa tilmaamaya in dadka Talyaaniga doonayaan ...

Read More »

Cavani oo tijaabada caafimaadka u maray Atletico Madrid

Himilo – Weeraryahanka PSG Edinson Cavani ayaa lagu soo waramayaa in uu tijaabada caafimaad u maray kooxda Atletico Madrid. Iyada oo heshiiska cayaaryahanka uu ka harsan yahay muddo lix billood ah, Cavani ayaa loo oggolaaday in uu wadahadallo la furi ...

Read More »

La kulan- Ninka si maalinle ah u quudiya 8000 shimbiro ah

Himilo – 15-kii sanno ee u dambeeyay, Joseph Sekar waxa uu wakhtigiisa ugu badan ku bixiyay kaalmeynta shimbiro isaga oo u huray maal iyo wakhtiba. Waxaa magaalada Chennai ee dalka Hindiya looga yaqaan ‘Ninka shimbaraha’, Sekar, waa koronto yaqaan isla ...

Read More »

Arsenal iyo Everton oo ku dagaalamaya saxiixa James Rodriguez

Himilo – Arsenal iyo Everton ayaa la tilmaamayaa inay tartan adag ugu jiraan saxiixa khadka dhexe ee Real Madrid James Rodriguez kahor dhammaadka suuq furanka bishan. Cayaaryahanka ayaa ku soo laabtay garoonka Bernabeu xagaagii tagay kaddib markii uu labo xilli ...

Read More »

Wasiir katirsan Jabaan oo fasax u qaadanaya cunug uu filayo in loo dhalo

Himilo – Wasiirka deegaanka dalka Jabaan Shinzo Kozumi ayaa shaaciyay in uu fasax u qaadan doono dhalmada cunug uu rajeynayo bisha soo socota. Waxay noqotay tallaabo mar la arag ah oo ka timaada wasiir reer Jabaan ah. Dad ku dhaw ...

Read More »

Man United oo wali rajo ka qabta saxiixa Bruno Fernandes

Himilo – Manchester United ayaa la soo warinayaa in aysan ka rajo dhigin saxiixa weeraryahanka kooxda Sporting Lisbon Bruno Fernandes kahor dhammaadka suuq furanka bishan. Cayaaryahanka qaranka Portugal ayaa si weyn loola xiriiriyay u dhaqaaqista garoonka Old Trafford tan iyo ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 68aad

Read More »

Lakulan – Gabadha aan laheyn gacmo ee xayaysiisa faashiyoonka!

Himilo – Ana Gabriela Molina oo ku dhalatay gacmo la’aan ayaa ka adkaaneysa naafanimada iyo dhaqanka aan guurin ee ku hareereysan si ay ugu guuleysato tartanka quruxda gobalka ay ku dhalatay ee Veracruz ee dalka Maksiko. Gabadha 24 jirka ah ...

Read More »

Mareykanka oo ganaaxay diyaarad faquuqday rakaab Muslimiin ah

Himilo – Wasaaradda gaadiidka Mareykanka ayaa saartay ganaax lacageed oo gaaraya 50,000 doolar shirkadda diyaaradaha Delta Air Lines kaddib markii lagu helay danbiga ah inay faquuqday rakaab Muslimiin ah. Wasaaradda ayaa shaacisay in shirkadda takoortay rakaab Muslimiin ah markii laga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan