Home / 2020 (page 54)

Yearly Archives: 2020

La kulan – Dagaalyahankii ugu da’da yaraa dagaalkii koowaad ee adduunka

Himilo – Intii lagu jiray Dagaalkii Koobaad ee Dunida, boqollaal iyo kumaankun carruur ah ayaa ka garab dagaallamayay xoogaggii waaweynaa ee isku hayay talada adduunweynaha. Marka loo eego keydka dowladda Britain, in ku dhow 250,000 oo ah da’da ka yar ...

Read More »

Chelsea oo £62m ku dooneysa xiddiga Bayer Leverkusen

Himilo – Chelsea ayaa dooneysa saxiixa cayaaryahanka kooxda Bayer Leverkusen Kai Havertzvv heshiis ku kacaya £62m. Lixidii billood ee ugu danbeysay, Chelsea ayaa si weyn loola xiriiriyay laacibka reer Jarmal kaasi oo la tilmaamay in uu ka tagayo Leverkusen inta ...

Read More »

15 July – Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhallinyarada

Himilo – 15 July sannad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada si loo weyneyno doorka da’yartu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqaaalaha ee wadamadooda. Ujeedada ugu weyn ee maalintan ayaa sida wacyiga door ahaaneed ee awoodda ...

Read More »

Man City oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro Ferran Torres

Himilo – Manchester City ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa cayaaryahanka kooxda Valencia Ferran Torres xagaaga. City ayaa galeysa suuqa kaddib markii laga qaaday xannibaadii labada sanno ee koobka Yurub, taasi oo sidoo kale xoojineysa niyadda cayaaryahannada. Tababare ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

La kulan – 6 sanno jir Aabaheed oo cuuryaan ah daryeesha!

Himilo – Gabar 6 sano jir ah oo ku nool gobalka Ningxia ayaa taniyo markii ay hooyadeed isaga fogaatay nolosha – iyada iyo aabaheed oo cuuryaan ah – waxay daryeelkii ugu wacnaa u fidisaa aabaheed oo cuuryaan ah. Tian Haicheng, ...

Read More »

Real Madrid oo ku kalsoon in Mbappe uu imaanayo garoonka Bernabeu

Himilo – Real Madrid ayaa ku kalsoon in cayaaryahanka PSG ee Kylian Mbappe uu u soo wareegi doono garoonka Bernabeu xagaaga soo socda. 21 jirka ayaa kamid ah liiska cayaaryahannada ay dooneyso Real Madrid laakiin qiimaha lagu doonayo ayaa ka ...

Read More »

Qaabkee ayay qabiilka Ayaidah ku gartaan Beenaalaha?!

Himilo – The Ayaidah, oo ah qabiilka Bedouin ee dega waqooyi-bari dalka Masar waa kuwii ugu danbeeyey ee wali ku dhaqmaya  Bisha’h oo ah hab-dhaqan hore oo lagu ogaado haddii eedeysanaha danbiga lagu soo oogay uu yahay danbiile ama dabilaawe. ...

Read More »

Willian oo iska diiday in uu ku biro Inter Miami

Himilo – Cayaaryahanka kooxda Chelsea Willian ayaa diiday fursad uu ugu biiri lahaa Inter Miami marka uu qandaraaskiisa Stamford Bridge dhaco. 31 jirka ayaa la filayaa in uu ka tago Chelsea dhammaadka xilli cayaareedkan isaga oo ku guuldareystay in loo ...

Read More »

La kulan: Ninka qaab-socodka Daanyeerka caadeystay 30-kii sanno ee lasoo dhaafay

Himilo – 50 jir u dhashay Shiinaha wuxuu 30-kii sano ee lasoo dhaafay u afar-dhigan jiray sida Daanyeerka isaga oo xittaa geedaha sidiisa oo kale u koraya. Chen Haigang waa nin jecel jimicsiga oo ku nool Shanxi, wuxuu soo jiitaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan