Himilo – Juventus ayaa eeganaysa weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Braut Haaland oo ay dooneyso inay kaga hormarto Real Madrid oo xiiseynaysa laacibka. Kooxda reer Talyaani ayaa la filayaa inay xoojiso weerarkeeda kahor xilli cayaareedka soo socda. Tuttosport ayaa ku waramaysa ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Jaceylkii Dhaxal-galay ee macallin iyo ardaygiisa dhex maray!
Himilo – Tani waa sheekada laba lammaane oo sannadkii 2018-ka aad uga soo shaac baxday dalka Induniisiya. Waxayna dhex martay laba qof oo da’da iyo darajadaba kala fog. Waa macalin iyo ardaygiisa. Waxay kala jireen 34 jir iyo 20 jir ...
Read More »Muslimiin gargaar kala duwan la gaaraya kuwa ayaanka liita!
Himilo – Samafalayaal ka socda Muslim Giving Back ayaa fagaaraha Manhattan habeen walba cunnooyin ugu qeybiya dadka danyarta ah ee darbiyada jiifsada. Waxay sidoo kale gabbaad iyo hoy u sameeyaan kuwa la kulma ama dhibanayaasha ku waxyeelooba rabshadaha ay kala ...
Read More »Liverpool oo beddalka Firmino ka raadineysa Bayer Leverkusen
Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqayso weeraryahanka kooxda Bayer Leverkusen Kai Havertz oo ay beddal uga dhigeyso Roberto Firmino. Firmino ayaa qeyb weyn ka ahaa ol-olaha guusha ee kooxda Reds 2019-2020 laakiin laacibka reer Brazil ayaa ...
Read More »Waalid – si ay nafaqo iyo daryeel uga helaan Wiilkooda – Maxkamadda la tiigsanaya!
Himilo – Waalidiin Shiinees ah ayaa dacwad ku oogaya wiilkooda kaddib markii uu siin waayay nafaqo iyo taageero maaliyadeed oo ay ku noolaadaan. Waxaa jira dhaqan la yiraahdo Filial piety oo diimaha Buudiska iyo Taoist-ga ay ku booriyaan ilmuhu inay ...
Read More »Sheekada wiilkii qudaarta loo diray ee qof nool la yimid!
Himilo – Hooyo Hindi ah ayaa amakaaggii ugu darnaa nolosheeda kala kulantay wiilkeeda kaddib markii ay suuqa uga dirsatay adeeg – in yarna dabadeedna uu la yimid gabar uu sheeganayo inay tahay xaaskiisa. Waxaana hooyadan ku adkaaday inay midowga labadooda ...
Read More »Sababta mashruuca ‘Ma ihi Muslim laakiin waxaa soomaya hal maalin’ loo bilaabay!
Himilo – Gudaha Magaalada Blackburn ee dalka UK waa wax caadi iska ah inaad aragto dad-aan-Muslimiin ahayn oo soomaya inta lagu jiro bisha Ramadaan – si ay garab-istaag iyo taageero ugu muujiyaan Muslimiinta. Iyada oo xilligan lagu jiro waqti cudurka ...
Read More »Newcastle United oo £60m ku dooneysa Wilfried Zaha
Himilo – Newcastle ayaa lagu soo waramayaa inay u aragto laacibka Crystal Palace ee Wilfried Zaha mid kamid ah cayaaryahannada ay bartilmaameedka ka dhiganayso haddii laga aqbalo dalabkooda. Zaha ayaa caddeeyay in uu ka tagayo Palace isaga oo doonaya koox ...
Read More »Hal sawir oo laga qaaday ayaa noloshiisa oo dhan beddelay!
Himilo – Sawir-qaade goobta marayay ayaa sawiraddii uu goobta ka qaadayay waxaa ka qeyb noqday sawirka Arshad. Qoyskiisu waxay ku dhawaad 30 sanno ka ganacsan jireen iibinta shaaha. Hayeeshe, sawir-qaade Javeria Ali ayaa maalin isaga oo rugtooda ku sugan wuxuu ...
Read More »Mbappe kama tagayo PSG illaa xagaaga danbe
Himilo – Kylian Mbappe ayaa lagu soo waramayaa in uu sii joogayo kooxda PSG muddo 12 billood oo kale inkasta oo si weyn loola xiriiriyay Real Madrid. Cayaaryahanka qaranka Faransiiska ayaa mar kale sameeyay bandhig wanaagsan ol-olaha 2019-20 isaga oo ...
Read More »
Radio Himilo
