Himilo – Sida caadiga ah, dhallaanka marka ay ku soo biirayaan dunidan, waxa ugu horreeya ee lagala kulmo waa qeylo ama oohin balse xaaladda cunug yar oo ku dhalatay Brazil way ka duwaneyd. Sida ay muujiyeen sawirro uu baahiyay wargeyska ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Mareykanka: Hooyo dib ula midowday wiilkeeda oo ka maqnaa 55 sanno
Himilo – Marna kama aysan quusan hooyo reer Mareykan ah la kulanka cunuggeeda oo laga afduubtay muddo immika laga joogo 55 sanno. Sannado dheer kaddib, Anna Marie Barnett ayaa dib u heshay cunuggeeda Jerry oo laga qafaashay isaga oo 5 ...
Read More »Ogow tallaabooyinka fudud ee aad ku xakameyn karto carrada
Himilo – Carrada ayaa lagu tiriyaa dareenada dabiiciga ah laakiin inbadan ayay ku adag tahay inay xakameeyaan carradooda taasi oo ku riixaysa dhibaatooyin kale. Khubarada ku taqasustay culuumta nafsiga ayaa tilmaamaya in qofka uu xakameyn karo carradiisa isaga oo raacaya ...
Read More »Waa kuma weeraryahanka Gent oo ay doonayaan inta badan kooxaha Ingiriiska?
Himilo – Liverpool iyo Chelsea ayaa kula tartamaya Manchester United saxiixa weeraryahanka kooxda Gent Jonathan David xagaagan. 20 jirka ayaa soo jiitay kooxaha waaweyn ee Yurub isaga oo bandhig wanaagsan ka sameeyay Belgium-ka markii uu dhaliyay 18 gool islamarkaana uu ...
Read More »Real Madrid oo ka baxday xiisaha Paul Pogba
Himilo – Real Madrid ayaa dhawaan lala xiriiriyay u dhaqaaqista khadka dhexe ee kooxda Manchester United Paul Pogba xagaaga. Los Blancos ayaa dooneysay cayaaryahanka ku guuleystay koobka adduunka suuq furankii la soo dhaafay iyada oo Pogba qudhiisa uu daneynayay u ...
Read More »Yaa u sharraxan rikoorka qofka ugu da’da weyn caalamka?
Himilo – Bob Weighton oo 111 jir ah ayaa la filayaa in uu noqdo qofka ugu da’da weyn caalamka sida laga soo xigtay hay’adda Guinness World Records. Afhayeen u hadlay hay’adda diiwaan gelisa rikoorada ayaa sheegay in Weighton la guddoonsiin ...
Read More »Luxembourg: Dadka oo si bilaash ah ku raaci kara gaadiidka dadweynaha
Himilo – Iyada oo la isku dayayo yareynta ciriiriga, Luxembourg ayaa noqotay dalkii ugu horreeyay dunida ee bilaash ka dhiga gaadiidka dadweynaha. Tani waa markii ugu horreysay oo la soo saaro go’aan xaqiijinaya in dalka oo idil gaadiidka dadweynaha laga ...
Read More »1 Maarso- Maalinta caalamiga ee u dulqaadasho la’aanta takoorka
Himilo – 1-da Maarso waxaa loo calaamadeeyay maalinta caalamiga ee u dulqaadasho la’aanta takoorka. Si sannadle ah ayaa maalintan loogu dabaal deggaa, ujeedadu waxay tahay in kor loo qaado sinnaanta sharciga dhammaan dawladaha xubnaha ka ah Qaramada Midoobay. Waa maalin ...
Read More »Matic oo sheegay in Solskjaer uu sameynayo isbadal
Himilo – Nemanja Matic ayaa sheegay in Ole Gunnar Solskjaer uu sameynayo isbadal wanaagsan tan iyo markii uu noqday tababaraha kooxda Manchester United. Ninka reer Norway ayaa shaqada Old Trafford loogu dhiibay si ku-meel-gaar ah muddo 14 billood kahor markii ...
Read More »Kepa Arrizabalaga oo codsanaya ka tegista Chelsea
Himilo – Kepa Arrizabalaga ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayo ka tegista Chelsea inta lagu guda jiro suuq furanka soo socda. Kaddib khaladaad waaweyn oo ka dhacay, Arrizabalaga ayaa lagu beddalay Willy Caballero horraantii bishan, taasi oo ka dhigtay ...
Read More »
Radio Himilo
