Home / 2021 / May (page 3)

Monthly Archives: May 2021

Maalinta Caalamiga ah ee Xanuunka Isku-furanka.

Himilo — Xanuunka Isku-furanka ama Obstetric Fistula waa mid kamid ah dhaawacyada ugu daran ee soo gaara haweeneyda waqtiga dhalmada. Dalool yar oo u dhaxaysa kaadi-heysta iyo xubinta ay ilmuhu kasoo baxaan ayaana lagu gartaa. Waana 23 May maalinta loo ...

Read More »

Bale: Waan ogahay waxa aan sameynayo xagaaga

Himilo – Gareth Bale ayaa sii shiday wararka xanta ah ee ku saabsan mustaqbalkiisa kadib markii uu ciyaaray kulankii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedkiisii amaahda ahaa ee Tottenham. Xiddiga reer Welsh weli hal sano ayaa uga harsan qandaraaskiisa Real Madrid, ...

Read More »

Cilmi-baaris: Socodka badan oo la sheegay inuu kordhin karo cimriga qofka

Himilo – Jaamacadda North Carolina ayaa dabbo-gal ku sameysay tiro haween ah oo kala socod badnaa intii u dhaxeysay 2011 iyo 2015, waxaana la helay natiijo kala fog. Baarista waxaa lagu ogaaday in haweenka maalinkii socda wax ka badan 16,000 ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 89aad

Read More »

Waa kuwee kooxaha reer England ee doonaya Nikola Milenkovic?

Himilo – Arsenal iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu soo warramayaa inay kula biireen Manchester United tartanka loogu jiro daafaca dhexe ee kooxda Fiorentina Nikola Milenkovic. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Serbia ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareedkiisii ​​ugu fiicnaa Serie A ...

Read More »

Muslimad jidka ka heshay Wiil Darbi-jiif ah oo kafaala-qaadaysa noloshiisa.

Himilo — Daryeelka carruurta dibjirka ah aad bay diintu u bogaadisay, kumana sii jirto haddii ilmahaasu ay yihiin agoon aan rixam kaalmeeya u joogin in la kafaalo qaado. Si kastaba, Ramadaankii dhammaaday, haweeney Muslimad Nigerian ah ayaa ficilkeedu taabtay qalbiyada ...

Read More »

Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 88aad

Read More »

Lewandowski: ‘Ancelotti wuxuu ila mid yahay adeerkey’

Himilo – Robert Lewandowski ayaa sheegay in Carlo Ancelotti ‘uu la mid yahay adeerkiis’ isaga oo soo jeedinaya in uu gaadhay heer la mid ah Cristiano Ronaldo iyo Leo Messi. Ancelotti ayaa tababare u ahaa Lewandowski markii uu joogay Bayern ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Shaaha

Himilo — Dunidu waxay maanta oo ah 21 May u dabaal-degaysaa Maalinta Caalamiga ah ee Shaaha. Halka badi waddamo badan sida Hindiya ay la-daala-dhacayaan xakameynta wejiga labaad ee xanuunka soo laba-kacleeyey ee Covid-19, Cabidda Shaaha wuxuu safka hore wali kaga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan