Monthly Archives: May 2021
Daawashada badan ee Tv-ga oo la sheegay inay waxyeelleyn karto Maskaxda
Himilo – Cilmi baaris dhawaan gal ah ayaa lagu sheegay in daawashada badan ee telefishinka ay xiriir la leedahay hoos u dhaca caafimaadka maxkaxda iyo garashada Si gaar ah dadka ku jira da’da dhexe ayaa la caddeeyay inay yihiin kuwa ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 87aad
Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 86aad
Sergio Aguero oo heshiis la gaaray kooxda Barcelona
Himilo – Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa ogolaaday inuu ku biiro Barcelona heshiis labo sano ah xagaagan. Xiddiga reer Argentine ee 10-ka sano ku sugnaa Etihad Stadium ayaa soo afjari doona marka uu heshiiskiisu dhamaado dhamaadka xilli ciyaareedkan, waxaana ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 85aad
Somaaliya iyo Saxaafadeeda tebisa Dunida Colaadaha iyo Rejo-xumida
Himilo — Saxaafadda Somaaliya waxay taniyo markii Kacaanka warbaahinta uu ka curtay geyiga Somaalida ay kaalin mug leh ka qaadatay tebinta iyo baahinta wararka la xiriira dhacdooyinka maalinlaha ah sida siysaadda, amniga iyo cayaaraha. Waxaa inta badan soo raaci kara ...
Read More »Real Madrid oo heshiis cusub u soo bandhigeysa Karim Benzema
Himilo – Real Madrid ayaa dooneysa inay heshiis cusub ka saxiixato weeraryahanka mudada dheer u shaqeynayay ee Karim Benzema. Xiddiga reer France, oo 34 sano jir noqon doona ka hor dhamaadka 2021, ayaa dhaliyay 29 gool 44 kulan oo uu ...
Read More »India: Wiil bukaanada COVID-19 ee saboolka ah siiya cunno lacag la’aan ah
Himilo – Geesiyada waxaa la arkaa xilliyada adag. Taniyo soo ifbixii COVID-19 waxaa soo bannaan baxayay shaqsiyaad naftooda u huraya inay dadweynaha ka badbaadiyaan Cudurka iyagoo dedaal kasta u sameynaya samata-bixinta kuwa u baahan gargaarka. Dalal badan aafada Karoona waxay ...
Read More »
Radio Himilo
