Home / 2021 / May (page 5)

Monthly Archives: May 2021

Pellegrini oo maqnaan doona 15 maalmood

Himilo – Xiddiga khadka dhexe ee weerarka uga ciyaara kooxda Roma ee Lorenzo Pellegrini ayaa dhaawac muruqa ahi ka soo gaadhay bowdada bidix wuxuuna garoomada ka maqnaan doonaa muddo 15 maalmood ah. Kabtanka Giallorossi ayaa seegi doona kulanka ugu dambeeya ...

Read More »

WHO iyo ILO oo ka digaya qataraha caafimaad ee laga dhaxli karo shaqeynta 55 saacadood isbuucii.

Himilo – Shaqsiyaadka shaqeeya 55 saacadood amaba wax ka badan toddobaadkii, waxey ka cawdaan xanuunada faaligga iyo wadna xanuun, sidaasi waxaa lagu sheegay cilmibaaris cusub oo ay soosaareen hay’adda caafimaadka adduunka iyo ururka shaqaalaha dunida. Sahanka ayaa lagu xusay in ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 83aad

Read More »

Waa kee da ‘yarka ay Chelsea iyo Man City xiriirka la sameeyeen?

Himilo – Chelsea iyo Manchester City ayaa xiriir la sameeyeen wakiilada ciyaaryahanka khadka dhexe ee Palmeiras Patrick de Paula. 21 jirkaan ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareed wanaagsan kooxda reer Brazil intii lagu jiray xilli ciyaareedkii 2020 Serie A, isagoo diiwaangeliyay ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 82aad

Read More »

Gabar da’yar oo deeq waxbarasho ka heshay 19 jaamacadood!

Himilo – Victory Yinka-Banjo waa gabar 17 jir ah oo iskuulkeeda sare ku dhammeysatay dalka Nigeria oo ay u dhalatay kuna noolashay. Waxay ku hammi weyneyd waxbarasho dibadda ah balse qoyskeedu ma aysan awoodin dhaqaalaha ku baxaya. Iyada oo xasuusan ...

Read More »

Willian oo ay xiiseynayaan kooxo yurub iyo MLS-ka ka dhisan

Himilo – Weeraryahanka Arsenal Willian ayaa lagu soo warramayaa inuu xiiseynayo Yurub iyo MLS isagoo isku diyaarinaya inuu ka tago Emirates Stadium inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa si xor ah ugu soo biiray ...

Read More »

Nin madaxiisa ku xiray saab si uu isaga joojiyo cabbidda sigaarka

Himilo – Ibrahim Yucel,wuxuu qaaday ficil ka dhashay go’aan uu ka gaaray cabbidda sigaarka. Wuxuu xal u arkay inuu madaxiisa xiro si uu isaga joojiyo balwadda. Mr Yucel wuxuu  aad u qabatimay 20-kii sano ee tagay cabbidda sigaarka, maalin walba ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 81aad

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 80aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan