Home / 2021 / September (page 5)

Monthly Archives: September 2021

Ronald Koeman imisa kulan ayaa loo qabtay si uu u badbaadiyo shaqadiisa?

Himilo – Ronald Koeman ayaa waayi doono shaqadiisa tababarenimo ee Barcelona haddii kooxda reer Catalonia ay siibato mid kasta oo ka mid ah saddexda kulan ee soo aadan ee La Liga oo ay la ciyaari doonaan Granada, Cadiz ama Levante. ...

Read More »

15 September- Maalinta caalamiga ee Dimuqraadiyada

Himilo – Golaha loo ammaanka ee qaramada midoobay ayaa meel mariyay sannadkii 2007-dii in 15 September sannad kasta la xuso maalinta caalamiga ee dimuqraadiyadda. Ujeedda maalintan loo maamuuso ayaa ah in dawladaha lagu booriyo sii wadidda hannaanka dimuqraadiyadda si furan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 57aad

Read More »

Pedri iyo Jordi Alba oo sii huriyay musiibada dhaawac ee Barcelona

Himilo – Labada ciyaaryahan ee Barcelona Pedri iyo Jordi Alba ayaa seegi doona kulankooda xiga ka dib markii ay dhaawacyo ka soo gaareen Bayern Munich habeenkii talaadada. Waxay ku biiri doonaan liis dhaawacyo hore u sii badan oo warar aan ...

Read More »

Maxaa jaamacadaheenna u diidaya inay Af-soomaaliya ku soo daraan Takhasusyada?

Himilo – Ku dhawaad 7,100 af ayaa maanta looga hadlaan adduun, xogaha qaar ayaase tirada intaas ka yareynaya oo tilmaama inay yihiin keliya 6,500, siyaabaha ay ku badbaadaan ayaa waxaa ka mid ah in bulshada ku hadasha ay nool yihiin ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 56aad

Read More »

Manchester United oo baaritaan ku sameysay Ansu Fati

Himilo – Manchester United ayaa wax ka weydiisay garabka Barcelona Ansu Fati, kaasoo qandaraaskiisa haatan ee Camp Nou uu uga harsan yahay kaliya hal sano. 18 jirkaan ayaa ku dhacay olole dhaawac ah intii lagu jiray xilli ciyaareedkii 2020-21, mana ...

Read More »

Ibrahimovic oo muujiyay siduu jilibka uga dhaawacmay saddex bilood ka hor

Himilo – Zlatan Ibrahimovic ayaa gool ku calaamadeeyay ku soo laabashadiisa garoomada wuxuuna qabsaday baraha bulshada si uu u muujiyo sida jilibkiisa dhaawacmay uu u ekaa saddex bilood ka hor. Bishii May, Ibrahimovic ayaa dhaawac jilibka ka soo gaaray kulankii ...

Read More »

Italy: Macallin saddex sano gudahood shaqadiisa ka fasax qaatay in ka badan 769 maalin

Himilo – Macallin ka soo jeeda dalka Talyaaniga ayaa waxa uu shaqadiisa fasax ka qaaday saddex sano gudahood muddo ka badan 769 maalin. Marka la isku geeyo saddexda sano si guud waxay ka kooban tahay 1095 maalin, waxaa ku jira ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 55aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan