Home / 2021 (page 18)

Yearly Archives: 2021

Nin la noolaanshaha xaaskiisa ka door-bidaya inuu xabsi galo

Himilo – Dadku waxay ka fogaadaan inay xabsi galaan noloshooda balse nin ku nool dalka Talyaaniga waxaa la soo weriyay inuu dalbaday in xabsi la geliyo Sodon  jirkan oo  dhalasho ahaan ka soo jeeda Waddanka Albania ayaa sheegay inuu u ...

Read More »

Joan Laporta oo maanta wadahadalo la yeelan doona Xavi ka dib ceyrintii Ronald Koeman

Himilo – Guuldaradii ka soo gaartay Rayo Vallecano Arbacadii ayaa aheyd casharkii ugu dambeeyay ee soo gaaray  ninka reer Holland, kaasoo shaqada laga ceyriyay saacado uun ka dib ciyaarta. Guuldaradan ayaa ka dhigtay Barcelona in ay ku jirto kaalinta 9-aad ...

Read More »

Tottenham Hotspur weli waxay dooneysaa Zeki Celik

Himilo – Tottenham Hotspur ayaan weli ka rajo dhigin saxiixa daafaca midig ee Zeki Celik, sida la soo werinayo 24-sano jirkaan ayaa xilli ciyaareedkii hore kula guuleystay horyaalka Ligue 1 Lille, taasoo keentay in isha ay ku hayaan qaar ka ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 93aad

Read More »

Wiil harqaanle ah oo soo jiitay macaamiil u badan hablo

Himilo – Muddo sanado ah, wiilkan yar ee Falastiiniga ah oo lagu magacaabo Axmed Cabaas wuxuu daawan jiray sida uu aabbihiis u tolayo dharka, maalin ayuu soo qabsaday maqas kaddibna wuxuu ku jaray gabbal maro ah, taas oo aheyd markii ...

Read More »

Barnaamij ku saabsan cudurka Dabeysha

Read More »

Bajaajle helay $ 50,000 oo dib ugu celiyay qofkii lahaa

Himilo – Bajaajle u dhashay dalka Liberia ayaa sameeyay ficil dad badan ku amaaneen,kaddib markii lacag gaareysa  $50,000 oo bac ku jirtay uu wado ka helay, waxa uuna ninkan lacagta geeyay goob amaan  ah si uu u helo qofkii lahaa oo ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 92aad

Read More »

Wakiilka Ousmane Dembele wuxuu la xiriiray Newcastle United iyo Juventus

Himio – Wakiilka xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa bilaabay xiriir uu la sameeyay kooxaha Juventus iyo Newcastle United. In kasta oo uu ku raaxaysanayay wakhtiga caadiga ah ee Camp Nou ololihii ugu dambeeyay, Dembele ayaan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 91aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan