Inkasta oo halbeegyada lagu cabbiro saboolnimada lagu kala duwan yahay, haddana marka aan fiirino midka ay qaadatay Qaramada Midoobay, waxaa sabool la dhihi karaa ruuxa dakhliga soo gala maalintii uu ka yar yahay hal doolar iyo bar, haddii ay tahay ...
Read More »Yearly Archives: 2021
Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 85aad
Gary Neville oo shaaca ka qaaday sababta maamulka Man Utd aysan u magacaabi doonin Antonio Conte
Himilo – Gary Neville ma aaminsana in booska Ole Gunnar Solskjaer ee Manchester United uu halis ku jiro inkastoo laga badiyay kulankii Leicester City wuxuuna hoos u dhigay xiriirkii Antonio Conte. United ayaa 4-2 lagu garaacay King Power Stadium Sabtidii ...
Read More »Haweeney go’aansatay inay jajabiso maacuunta gurigeeda
Himilo – Haweeney ka soo jeeda Indonesia ayay sheekadeedu guux ka dhex abuurtay baraha bulshada oo aad loogu wadaagay. Hadal haynteeda ayaa timid kadib markii muuqaal laga soo duubay iyadoo dibadda u tuureysa maacuunta gurigeeda. Haweeneydan ayaa aad uga xanaaqday ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 84aad
Dani Alves oo soo jeediyay inuu ku laabto Barcelona
Himilo – Daaficii hore ee Barcelona Dani Alves ayaa daaha ka qaaday inuu u furan yahay inuu ku laabto Camp Nou . 38 jirkaan ayaa ku guuleystay seddex horyaal oo Champions League ah, lix horyaal oo La Liga ah iyo ...
Read More »77 jir duuliye diyaaradeed ah oo adduunka ku wareega maalin kasta
Himilo – Muhammed Malxis, oo 77 jir ah reer Urdun ah, ayaa awooday inuu ka dhabeeyo riyadiisii fogeyd ee ahayd inuu noqdo duuliye kaddib markii uu gurigiisa ka dhex dhisay nooc kamid ah qaab dhismeedka diyaaradda oo uu ku jiro ...
Read More »
Radio Himilo
